Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo Afka ingiriiska xarafka”g” haddii kalmadda uu ugu horreeyo oo xarafka “u” uu ku xigo xarafka “u” laguma dhawaaqo. Waa laga tagayaa. laguma dhawaaqayo. Sida la og yahay afka ingiriiska la mid ma aha qoraalka af soomaaliga. afka soomaaliga waxa lagu dhawaaqayo waxay […]
Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK

Ereyo badan oo afka ingiriiska ka tirsan ayaa ku dhamaado maqdaca “ous” ama “ick” taas qofka sahal ayay uga dhigaysaa inuu qabto ereyadaas. gaar ahaan markuu isku barto oo hal meel uu isugu keeno. Jadwalkan wuxuu kuusoo jamcinayaa ereyo ka mid ah kuwa maqdaca “ous” Many words in the English language end in the […]
Afka Ingiriiska labada maqdac “oa” iyo “ai” meelaha ay galaan

Maqdaca “oa” wuxuu ka galaa ereyada afka ingiriiska qaarkooda waxaana ka mid ah ereyadaas ereyadan soo socda Waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali The letter “oa” is used in some English words, including the following words Translated into Arabic and Somali English Somali Arabic goal gool هدف goat ri’ عنزة road waddo طريق […]
Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa Qofka markuu luuqad baranayo waxaa fiican ereyada inuu u xifdiyo qaab uu kusoo xusuusan karo, waayo ereyada qaar waxaa ka dhexeeya xiriir dhanka dhawaaqa ama dhanka macnaha, marka sidaas uu ku xifdiyo aad bay ugu sahlan tahay inuu soo celiyo wixii uu xifdiyay. […]
Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi Tarantulas English to Somali Qaamuus carabi soomaali iyo qaamuus carabi english. Barashada afka English marka aad rabto inaad meel sare ka gaarto waxaa la xifdiyaa ereyada isu dhow qoraal ahaan, taasna waxaa lagu dabaqi karaa af kaste sida af soomaliga iyo af carabiga iyo ingiriiska. Halkaan waxaad […]
Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator Somali Arabic Translator, tarantulas Arabic to Somali Afka carabiga waa af aad u ballaaran marka af soomaali lagu tarjumayo qofka wuxuu la kulmaa dhibaatooyin fara badan. Waxyaalaha ugu caansan oo dadka ay ku qaldamaan waxaa ka mid ah labka iyo dhedigga. Afka carabiga wuxuu leeyahay lab iyo dheddig […]
Webyada ugu fiican oo English laga baran karo 4 free

Qaababka afafka loo barto waxaa ugu fiican hab lagu soo xasuusan karo ereyda aad xifdin rabto, qaabkaas waxaa laga yaabaa inuu kugu caawiyo si sahlan inaad ku barato afka english-ka. Ereyda waxyaalo lagu soo xusuusto wadaago ayaana ugu sahlan in la qabto, sida kuwan oo kale. Jadwalkan waxaa ku arkaysaa ereyo ingiriis oo ka midaysan […]
