Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay xarfo la qoro laakin aan lagu dhawaaqin, xarfahaas waxaa ka mid ah xarafka (G),  marka uu ka hormaro shaqalka (I) sidoo kale markuu ka dambeeyo shibbanaha (N) markaas xarafka (G) waa la qarinayaa.

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska
Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska

Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyinka iyagoo af carabi iyo af soomaali loo tarjumay:

EnlishDahawaaqCarabi Somali
signsaainعلامةcalaamo / astaan
paradigmbaaraadaaimنموذجtusaale
campaignkaambeynحملةolole
consignkonsaainيودّعsagootinaya
resignrisaainيستقيلis casilaya
foreignfoorinأجنبيshisheeye
assignasaainيعيّنmagacaaabaya
alignalaainيحاذيku aaddan
feignfeynيختلقabuuranaya

 

Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska

 

 

Ka baro englishka webyada:

https://www.rong-chang.com/supereasy/

https://learnenglish.britishcouncil.org/online-english-level-test

https://www.englishspeak.com/ar/english-phrases?category_key=3

https://www.englishclub.com/vocabulary/phrasal-verbs-list.htm

https://www.englishgrammar.org/lessons/

Leave a Reply