Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso

Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso Riyada: Ani malin waqtigas wexe ehed marka jamacada sugaye guriga hawarirte waqtigas iskajooge haween waxa kuriyodhe riyada wexe eheed jikadha gurigas kujiro waxa isarke ano uur leh malanaiqabo ani Lakin riyada sas kuarke mrka waxa istagna ovenka dinicisa cunuga harako iga sobahe fudhud xanun madaremin wasoqadhe gawar ehed […]
Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay

Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay Riyada: Asc sheeq xalay waxan ku riyooday eedadey uu aabahay qabo oo wiil dhashay oo ana aan leeyayhy maxa u qarsateen oo iigu soo sheegi waydeen eedana ay gabar kale la sheekeysaneyso ii soo fir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa war farxad leh inaad ka maqli doonto familka. warkaas […]
Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah

Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah Riyada: Sheikn waxan ahy marwo wali waxdhalin xalay waxan kuriyoday walaashay iga yar oo mardhow aqal gashay oo cunug wecel ah haysato bal iifasir riyadas shikh blz Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo dood keeni kara iyada iyo ninkeeda kusaabsan Waxaa laga rabaa inay is ilaaliso, waxaa dhici karto […]
Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan

Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan Riyada: Waxan ku riyooday marar badan aniga oo ilmo dhalayo wiil iyo gabar wuxu yahay ma aqaan mar ayaan ku riyooday ilmo intaan dhalay ayaan u diiday inaan siiyo naaskeyga canaha kadib nin tukaan leh ayan ugu tagay tunkanka saan dhahay bacda yar ee jalaatada lagu xidho caano igu […]
Riyada gabar yar shandarawe ku jirta kaso saara naas udhiga

Riyada gabar yar shandarawe ku jirta kaso saara naas udhiga Riyada: Waxan ku riyoday ano leh inay iga qariyan bay raban Ana dhalay kadib ano helaya gabar yar oo shandarawe ku jirta oo qurxan ciyal qolka kula jiran naas baan udhigaya waxana daremaya naxariis hooyo nimo hada uur le yahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad […]
Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta Riyada: Asc bahda daruuro xalay waxan ku riyooday anoo guriganagoo mar hore igu danbaysay jooga oo cunug haysta iyo walashay oo iyana cunug haysata iyo hooyaday oo umushay gabar waxayna umulatahay hooyo 14 bari baan lahaa markaa waan islajoognay xaafda hooyo markaa waxaan booqday dariska […]
Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh

Riyada haweeney dhashay cunug ilko leh Riyada: Walaal xalay waxaan ku riyooday anigoo jooga meel ay gabadhi ku foolanaysay gabdhabaa markii laga dhalinayay goob joog ayaan u ahaa kadib waxay dhashay wiil yar oo qurux badan lkn ilko ku dhashay ilkihiisuna dhamaystiranyihiin oo ay simanyihiin dadkii oo dhan ayaan wada yaabannaa oo aan aniguna ku […]
