Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka

Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka Riyada: Asc waxan ku waydinaya walaal fasirka labo riyo 1 waa aniyo walaashay oo qol kuwada jirna markaa waxay dilaysaa mas dheer oo dhuub iyada dilaysa anigu waan ka gabanaya markay disho qoorta ayay ka goynaysa ana waxan lasoo cararaya weel oo waxan ku odhanaya caanaha inooga lis 2 […]
Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah

Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah Riyada: Sheikh waxaan ku riyoodey anigo sanka uu iga imanayo dhiig xinjiro ah oo faraban aniguna an oynayo Fasirka Riyada waxay kaaga digaysaa in aad ka heli doonto lacag meel xaaraan ah Waliba waxay badan tahay nin inuu lacagtaas ku siinayo Waxaa laga yaabaa qalad weyn inaad gasho oo […]
Riyada malaxda lugta oo bukan laga miirayo waxaana la socda dhiig

Riyada malaxda lugta oo bukan laga miirayo waxaana la socda dhiig Riyada: Riyada malaxda lugta oo bukan laga miirayo waxaana la socda dhiig meeshana waa dhaawaca faldan maxaa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu ka badbaadiyo dhib haystay, waxaa kaloo uu ka baxayaa dambi ka yimid lacag xaaran ah Riyada malaxda dhiiga […]
Waxaan ku riyooday anoo dhiig baxayo oo ninkayga gamcmaha iga haayo

Waxaan ku riyooday anoo dhiig baxayo oo ninkayga gamcmaha iga haayo Riyada: Asc sheikh waxan rabaa inaa riyo ii fasirto waxan ahay marwo wali ubad ah dhalin waxaana kuriyody anoo dhiig baxayo oo ninkayga gacmaha ihaayo maxay noqon kartaana Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa Ilaahay inuu kuu fududeyn doono dhalmada. Waa riyo tilmaamayso isbadal weyn waxaana […]
Qof riyo ku arkay asoo laga dalbanayo qof kale inuu dhiig u shubo

Su’aasha: Walal nin sxbky ah ayaa todobaad kahor dhiig shubay wuxuu ka qayb qaatay campaign dhiig lagu sadaqaysanayay, laba habeen ka hor ayuu riyooday waxayna ahayd riyadu in looyimiday oo lagu yidhi dhiig iska shub qof ubaahan ayaa jiree isagna wuxuu ku jawaabay maalin dhawayd ayuunbaan dhiig shubay marka wali lama gaadhin wakhti aan dhiig […]
Riyo labo mas oo cagta laga soo bixinayo

Su’aasha: Asc walal waxaan arkay riyo iga yabisay Waxaan ku riyoday lugta far yarayda agteeda meel book ah iga soo baxday dhacaan ayaa ka imanayay dhiig, malax iyo dhacaan kadib waan tuujiyay si aan dhacanka oga miiro kadib waxaan arkay wax aad moodo dun waan soo jiiday waxaaba ku daba dhagan wax indha leh kadib […]
Riyada duntii dhiiga laheed iyo qamaar dhiig leh

Riyada duntii dhiiga laheed iyo qamaar dhiig leh Riyada: Asc: wall iifasir riyadan waxa kuriyooday anoo afkeeyga ilaa caloosheyda dun dhiig leh kasoo furfuraayo kadibna waxa la idhahaa qamaarkan dhulka ku duugnaa waa kan qamaarka dhiig kabuuxay wll in badan suuratu albaqra aqriyA Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo qaldan inay jiraan oo la xiriira noloshaada […]
