Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso

Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso Riyada: Waxan ku riyooday ano ilma yar xambaarsan oo sadex nin oo qorya wata oo hubaysan la dagaalamaya midkasta markaan qabto waxan odhanayay Allow igaga filaw kadib sadexdiiba waan ka guulaystay weliba waxay rabeen inay ilmaha iga qaataan oo dad layso diray bay ahaayeen ilmahana anigu […]
Riyada anoo bas la saaran rag fara badan

Riyada anoo bas la saaran rag fara badan Riyada: Salaam sheekh Ku riyooday anigoo soo raacay baskii shaqada waxa ila soo raacay rag badan oonan garanayn ila 15 nin 3 nin ayaa kursi dheer ila soo fadhiistay waa cidhiidhi iga durug wuu iga durkay markaan waxooga soconay waxa degtay ilmo yar oon isku magac nahay […]
Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa

Riyada nin aan aqaano la leeyahay wuu kaa xishoonayaa Riyada: Asc sheekh alahaa kubarkeeyo waxaad iifasirtaa Aniguu xafiis kujira ayaan ku arkay nin aan aqaano oo isagane wuxuu ka shaqeeyan wasaarada waan salamay anigoo dhoola cadaynay uu iga aamusay sow hebal matihid waan iskaga aamusay intuu isoo fiiriyaya unbaa baxaay anigoo yaban maxaa kudhacay dadkii […]
Riyada roobka iyo anigoo kursiga curyaanta ku fadhiya

Riyada roobka iyo anigoo kursiga curyaanta ku fadhiya Riyada: Asc ustad waxan kuriyoday anigo rob dhaxsocdo oo ku faraxsan Riyada kale Ustad waxa ku riyoday anigo kufadhiyo biraha curyanka lagu riixo ninkeyga waxu idhahaya aniga ina curyan thy maxa igu shegi weysay aniga waxan dhahaya waan fiicanahay lugaha wey ii caafimaad qabaan Waxan ahay xaas […]
Riyada nin walaashayda soo doonanayo aan diidanahay

Riyada nin walaashayda soo doonanayo aan diidanahay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday walashay waxa soo doontay nin caan ah ana waan diidanahay in ninkaasi walashay guursado dhaleeco uu leeyahay ayaan u sheegay hooyo ma fiicna ee yaan la siin waan diidanahay Hadan wax yar kadib waxaan leeyahay gabadhu waa caruusad ee cadarkii udgoona maad […]
Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran

Riyada nin aan xiriir leenahay oo faras saaran Riyada: Wxn ku riyoode nin aan xirir lenahy wlshis iyo ninkeeda faras saaran .faraska toos uma aysan sarneen. Faraska wxba ku xirna mse ku rakibnaa iyaga ne wxs bay sarnaayeen .gabadh canug yar xanbarsaneed haga garab mse naska hagiisa ayay canuga lu xanbarsaned mse ku heyse .iyada […]
Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay

Riyada masjidka nin laga saaray oon aan ka reebay Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday anigoo masjid kujira ayaa ninbaa ninkale ku yidhi ina keen debeda ubaxnee boobelkana kor uhay Anna intaan ku dhaqaaqay ayaan ninkii gacanta soo qabtay waxaan ku idhi kiikale iskaga tag oo orod adigu debadaad sheegayso qabo waan ka reebay intuu isoo […]
