Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo

Xarafka U marka uu xarafka G ka dambeeyo afka Ingiriiska sida loogu dhawaaqo Afka ingiriiska xarafka”g” haddii kalmadda uu ugu horreeyo oo  xarafka “u” uu ku xigo xarafka “u” laguma dhawaaqo. Waa laga  tagayaa. laguma dhawaaqayo. Sida la og yahay afka ingiriiska la mid ma aha qoraalka af soomaaliga. afka soomaaliga waxa lagu dhawaaqayo waxay […]

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado

Xiriiriyeyaasha afka ingiriiska qeyb aad loo adeegsado Halkan waxaad ka baran kartaa dhowr xiriiriye afka ingiriiska. Waxaa la adeegsanayaa marka weer la dhisayo. halkan ayaad ka ogaan kartaa iyagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali. Marka qofka si sahlan ayuu ku baran karaa afka ingiriiska. Xaaladda afafka marka la baranayo waxaa aad loo bartaa […]

Figurative Language in Arabic and Somali

Figurative Language in Arabic & Somali

Figurative Language in Arabic and Somali Figurative Language in Arabic In Arabic, figurative language is called اللغة المجازية (al-lughat al-majaziyya) or الكناية (al-kinaya), and it is deeply rooted in the language’s poetic and cultural heritage. Examples Metaphor (استعارة – isti’ara): “قلب الأسد” (qalb al-asad) → “Heart of a lion” (meaning “brave”). “بحر من العلم” (bahr min al-‘ilm) → “A sea of knowledge” […]

Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK

Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK

Ereyo English ku dhamaado OUS ama ICK Ereyo  badan oo afka ingiriiska ka tirsan ayaa ku dhamaado maqdaca “ous” ama  “ick” taas qofka sahal ayay uga dhigaysaa inuu qabto ereyadaas. gaar ahaan markuu isku barto oo hal meel uu isugu keeno. Jadwalkan wuxuu kuusoo jamcinayaa ereyo ka mid ah kuwa maqdaca “ous” ENGLISH SOMALI ARABIC […]

Afka Ingiriiska labada maqdac “oa” iyo “ai” meelaha ay galaan

Afka Ingiriiska labada maqdac "oa" iyo "ai" meelaha ay galaan

Afka Ingiriiska labada maqdac “oa” iyo “ai” meelaha ay galaan Maqdaca “oa” wuxuu ka galaa ereyada afka ingiriiska qaarkooda waxaana ka mid ah ereyadaas ereyadan soo socda Waxaana loo tarjumay af carabi iyo af soomaali   English Somali Arabic goal gool هدف goat ri’ عنزة road waddo طريق loan amaahin يقرض load xambaarid يحمّل foam […]

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa Qofka markuu luuqad baranayo waxaa fiican ereyada inuu u xifdiyo qaab uu kusoo xusuusan karo, waayo ereyada qaar waxaa ka dhexeeya xiriir dhanka dhawaaqa ama dhanka macnaha, marka sidaas uu ku xifdiyo aad bay ugu sahlan tahay inuu soo celiyo wixii uu xifdiyay. […]

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi

Tarantulas English to Somali iyo qaamuus ingiriis Carabi Tarantulas English to Somali  Qaamuus carabi soomaali iyo qaamuus carabi english. Barashada afka English marka aad rabto inaad meel sare ka gaarto waxaa la xifdiyaa ereyada isu dhow qoraal ahaan, taasna waxaa lagu dabaqi karaa af kaste sida af soomaliga iyo af carabiga iyo ingiriiska. Halkaan waxaad […]