Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo Su’aasha: Asc Daruur.com. waxa jirta arrin aan layaabay oo naftayda kusugan! Hadii ay dhibaato ilasoo daristo ama mushkiladi isoo foodsaarto oo aan dareemo murug, walwel iyo walaac ilaahay ayaan isku xidhaa, salaaddaydu qushuuc ayay leedahay inbadan ayaan ducaystaa, qur,aanka ayaan aad u akhristaaa, sadaqada ayaan labaxaa, noloshu […]
Nabiga Csw gargaar mala weydiisan karaa maxaase dhacaya

Nabiga Csw gargaar mala weydiisan karaa maxaase dhacaya Su’aasha: Asc wanku salamay sxb maalmahan waxaa baraha bulshada doodoodu socotay qasaa’id lagu amaanaayo rasuulka taasoo loogu gargaar dalbaayo marka qaar ka mida culumada waxay ku sifeeyeen inay shirki tahay hadii wax la gargaar dalbanaayo Uu Allaah sw yahay halka kuwa kalana ay ku doodayaan in Nabiga […]
Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya

Su’aasha: Asc waan idin salamay dhamaan bahda daruur iyo akhristaha, salaan ka dib, waxaan rabaa in aad ilatalisaan. waxaan ahay qof hami nololeed leh. sidaas ay tahay markaan isdhaho, noloshada wax ku soo kordhi isbedelne ka sameey nolosha tusaale ahaan, waxan isdhaha cibadada alle jookteey, kana dheerow social media iwm. Mashquul ii keeni karaan. Waan […]
Aayadaha iyo axaadiista kusoo arooray imtaxaanka aadanaha

Aayadaha iyo axaadiista kusoo arooray imtaxaanka aadanaha Adduunka waa daarta imtaxaanka qof kaste waa la imtaxaanayaa, qof imtaxaan ka fakanaya ma jiro, laakin qofka mu’minka ah wuu og yahay imtaxaankaas inuu yahay imtaxaan xagga Alle ka yimid mar kastana diyaar ayuu yahay inuu Alle ku shugriyo. Quraanka kariimka iyo axaadiista nabiga (SCW) ayay uga hadleen […]
Cibaadada noocyada ay kala tahay

Cibaadada meel weyn ayay ka taagan tahay islaamka, qofka muslinka ah waxaa laga rabaa inuu cibaadada aad ugu dadaalo, dhinaca guud iyo dhinaca gaarba, nusuus badan ayaa ksuoo aroortay qiimaha cibaadada iyo meelaha ay gali karto. Cibaadada waa labo nooc nooc waa gaar sida salaada iyo soonka iyo xajka waa camalka adiga kugu soo noqonayo […]
Addoonka sida uu ku helo ilaalada Alle subxaanahu

Addoonka sida uu ku helo ilaalada Alle subxaanahu Waxa ugu weyn uu addoonka raadiyo waa inuu helo xifdinta Alle taasna waxaa lagu heli karaa waxyaabo badan, wuxuu ku caddeeyay Alle kitaabkiisa sidoo kale nabiga SC wuxuu ku caddeeyay sunnadiisa: Wuxuu yiri Alle: (هُوَ الَّذِي خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ فِي سِتَّةِ أَيَّامٍ ثُمَّ اسْتَوَى عَلَى الْعَرْشِ يَعْلَمُ […]
