Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]
