Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay

Qaraxa xamar maalmahan aad buu usoo batay laakin sida Daruur soo gaartay waxaa la qabtay goobta ama keydka qaraxyada laga soo diyaariyo iyo hub badan oo kooxaha naxariita Ilaahay qaaday ay dadka ku laynayeen.
sawirada adiga indhahaaga ku arag
Qaraxyada soomaali ka dhaco waxaa ka dambeeya cadow rabo soomaali oo dhan in la tirtiro.
sheekada ma yara, kooxaha waa la sameeyay mushaar ayay qaataan dowlado badan ayaa gacan ku haya.
Warar ayaa sheegaya qaraxa downlad ka dambeysay
People who wanted to carry out explosions and their caches were seized
Xamar explosions have increased a lot these days, but like the one that happened in Daruur,
the place or cache where the explosions were prepared and many weapons that the groups that God has mercy on were killing people with were seized.
See the pictures with your own eyes
The explosions that occur in Somalia are caused by an enemy who wants to wipe out all Somalis.
The story is not short, the groups are formed, they receive salaries, and many governments are in control.
