Al shabaab sidey sheegaan Alle dartiis ayay u dagaalamaan sow caqiido mala dhihi karo jihaadkooda

Al shabaab sidey sheegaan Alle dartiis ayay u dagaalamaan sow caqiido mala dhihi karo jihaadkooda Su’aasha: Al shabaab waxay sheegaan inay u dagaalamaan caqiidada ah sareynta Ilaahey waliba sumada calankooda waxaa ku qoran shahaadada Ilaahey iyo qiritaankeeda marwalbana ay weerar tagayaaan waxay ku dhawaaqaan kalmada Allaahu akbar maadaama habka dagaalkooda caqiido ku suganyahay sow lama […]
Al shabaab in lala dagaalamo xaq miyaa

Al shabaab in lala dagaalamo xaq miyaa Su’aasha: Al shabaab waxay sheegaan inay jihaad kula jiraan dowlada islamarkaana dalka ay ku soo duuleen gaalo rabta inay dadka iyo diintaba fasahaadiyaan sidaasna waxay ku sheegteen inay u banaan tahay daadinta dhiigooda cidii dowlada la macaamiisha dhinaca kalana dowladu Al shabaab waxay ku sheegeen qawaarij fidno badan […]
Dunida jihaad Maka jiraa

Su’aasha: Asc Bahda Daruur waxaan doonayaa inaan idin waydiiyo fadwo Diini oo Xasaasi ah Wadamada islaamka 99% Dastuur uma ahan Diinta iyo Kitaabka qur’aanka Taas bedelkeeda Xeerar bini aadamku sameystay ayaa marjic u ah Xeerarkaas ayaana bulshada islaamka lagu kala xukmiyaa Marka Laga Reebo in Dastuuradaas aadmigu Sameeyey aas aas looga dhigo Diinta islaamka Taasina […]
Al shabaab ficiladey sameeyaan diinta u ogolaatay mala dhihi karaa?

Al shabaab ficiladey sameeyaan diinta u ogolaatay mala dhihi karaa? Su’aasha: Al shabaab waxay marwalba adeegsadaan dad ay ugu sheekeeyeen inay istishaadiyiin yihiin oo janada ay galatians hadana dadkey isku qarxinayaan waa dad muslimiin oo iyagu ugu yeeraan inay murtadiin yihiin arintaas oo kale iyo dhaqanka shabaabku adeegsadaan diinteena ma qabtaa. Jawaabta: Marka hore waa […]
Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay

Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay Qaraxa xamar maalmahan aad buu usoo batay laakin sida Daruur soo gaartay waxaa la qabtay goobta ama keydka qaraxyada laga soo diyaariyo iyo hub badan oo kooxaha naxariita Ilaahay qaaday ay dadka ku laynayeen. sawirada adiga indhahaaga ku arag Qaraxyada soomaali ka dhaco waxaa ka dambeeya cadow […]
Amin arts oo qaraxa Muqdisho sawir ka sameeyay

Amin arts oo ah raga caanka ah oo tageersan dowladnimada, ayaa wuxuu ka soo saaray kooxda alshabaab sawir yaab badan, sawirkaas oo ah mid qoto dheer leh. wuxuu leeyahay shabaab inay daciif noqdeen, sidaa awgeed falalkan ayay ku dhaqaaqayaan. amin arts wuxuu aad uga sawiray shabaab sawiro badan
