Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan

Waxtarka sanbuuska halkan ka akhriso asoo faahfaahsan Waxtarka sanbuuska dhanka caafimaadka waxay ku xiran tahay sanbuuska waxa lagu shubay, haddii ay yihiin waxa lagu shubay wax nafaqo leh sanbuuska markaas wuxuu noqonayaa mid nafaqo leh. Caadi ahaan sanbuuska waxaa lagu shubaa hilib iyo basal iyo barbarooni, taas waxay keenaysaa inuu ka kooban yahay waxyaalo kala […]
Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa Su’aasha: Akhii fillaah su aashaydu waxa weeyaan qofku hadii uu cuntooyinka qaar aanu cunin oo uu dhaho majcecli ama dookhayga maaha oo hadii guriga lagu sameeyo cuntooyinkaas aanu cunin amaba uu banaanka cunto ka doonto arrintaasi kibir miyay noqonaysaa? Jawaabta: Qofka cuntadii xalaal ah wuu cuni karaa […]
Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey waad Ku mahadsantihiin adeegga aad bulshada uheysaan waana Ku faraxsanhy inaan Ka qeyb qaato waxaan rabey hooyadey labo bilood Ka hor waxaa lagu so sheegey cudurka sonkorta markaas kadib ma cunin cunto nafaqo ah marka qudaarta mala siin karaa sida cambaha […]
Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon

Afur wanaagsan oo caafimaadka u roon Sida la og yahay soonka waa fursad qaali ah xagga cibaadada, taas waxaa kuu sii dheer inuu yahay furad qaali xagga caafimaadka. Laakin sidee baa qofka uu uga faa’ideysan karaa soonka xagga caafimaadka? Afurka waa inuu ku dadaallaa, ku dadaalka afurka lagama wado in layska badiyo afurka, ee waxaa […]
Faa’idada Koostada laga helo xagga caafimaadka

Faa’idada Koostada laga helo xagga caafimaadka Su’aasha: Walaal qudrada koostada maxay u wanaagsan tahay badanaa markaan isticmaalo saxaro ayay iga keentaa. Jawaabta: Koostada oo loo yaqaano afka qalaad ” Chard, cicla Beta vulgaris subsp. carabigana waxaa loo yaqaanaa السِّلْق waa cunto vitamiinada B iyo C laga helo sidoo kale feerada ama birta iyo Folate. Geedka […]
Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa

Caloosha fadhida maxaa lagu socodsiiyaa Su’aasha: Walaal maalmahaan waxaan dareemayaa calool xiran dhanka saxarada ayaa iga xiran maxaa lagu socodsiin karaa oo loo isticmaalaa. Jawaabta: Caloolfadhiga inta badan wuxuu u noqonayaa cuntada qalaylka ah, iyo biyaha in layska yareeyo, waxyaalaha caloosha socodsiiya waxaa ka mid ah cuntada jilcan oo qooyan, sidoo kale biyaha badan, iyo […]
Hurda yarida maxaa loo isticmaalaa?

Hurda yarida maxaa loo isticmaalaa? Su’aasha: Asc bahda Mareegta Daruur waan idiin salaamayaa, waxaan ahay qof badanaa isticmaala aaladan baraha bulshada (Social Media), waxaan isku dayaa in habeenkii aan dhaqsi seexdo hadana iima suura gasho oo waxaan badanaa waqtigeyga ku bixiyaa aaladan badanaana hurdadeydu ma aha mid igu filan marka waxaan idiin kaga baahanahay Nuuc […]
