Su’aasha: Walaal maxaa lagu fasiraa qofkii riyo ku arko asoo rooti cunaya rootiga wuxuu cunayaa asoo macaan badan wuuna carfaa caraf aad u fiican marka maxaa lagu fasira rooti fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Rootiga haddii riyo lagu arko wuxuu tilmaamayaa nolo fiican, qofkii arko asoo cunaya rooti ama muufo wuxuu helayaa nolol aad wanaagsan waa […]
