Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba Su’aasha: Xaaskaaga in xaga denbe looga tagaa waa xaaraan lkn waxaan raba xanuunada laga qaado yaa qaadaya ma ninka mise Naagta? xanuunadu se maxay yihiin . Sidoo kale Hadii Naagtii Dooonayso arinta maxaaan Sameeyaaa? Jawaabta: Galmada dabada waxaa laga qaadaa xanuuno kala duwan marka hore xanuunada layska […]

Qiso i qabsatay wiil aabahay ii diiday ayaa fal xun igu sameeyay talo i siiya

Qiso i qabsatay wiil aabahay ii diiday ayaa fal xun igu sameeyay talo i siiya

Su’aasha: scw waxan ahay gabar jaamacad dhigata sheeko murugo leh ayaa i qabsaty wiil ayaa guur iga soo dontay aabahay ayaa diiday inaan is guursano willkaas xiriir qarsoodi ayan la yeshay anoo uur ka baqayo gadaal ayuu iga mari jiray, aniga ma rabin inaan xuman sameyso asaa igu qasbay, waan u yelay su’asha aan qabo […]

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan Su’aasha: Raga dawada laga maro carur madhali karan. Jawaabta: Sida la og yahay raga rag kale u tagayo waa dambi aad u weyn oo daran, Alle ummad oo dhan ayuu ku halaagay dambigaas, markay samaynayeen waa qoom Luud. Marka ninka falkaas lagu sameeyo waa nin dulli ku […]

Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa

Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa

Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa Su’aasha: Waxaan is qabnaa aniga iyo xaskayga mudo dheer sanooyin badan ah isbuuc kahor ayaan qalad galay kaso ah dabada ayaan uga tagay markaas ayan biya ku shubay, waxan dareemayaa dambi weyn ma awoodo inaan u dulqaato xaaskayga kaddib calool xauun ayaa ku dhacay oo xog badan […]

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal Su’aasha: waxan ahay gabar 23 sano jirto dhib ayaan ku dhacay xal ayaan rabaa ad baan u baqaya wiil aan is jecel nahay ayaa xumaan igu sameeyay galmo dabad ayuu igu sameeyay wax yar ka dab waxn dareemay xanuun daran caloosha hosteda iyo dhabarka sidoo […]

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudrka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska Galmada futada sidaan soo sheegnay waa mamnuuc waxaana isku waafaqsan madaahibta afarta, waxay faafisaa cudrka HIV aydhiska maanta waxaan kuu sheegaynaa xiriirka ka dhexeeyo galmada dabada iyo cudurka aydhiska. sida la og yahay cudurka aydhiska waa cudur dilaa ah oo galmada laysaga qaado waa cudurka burburiya isdifaaca jirka. waxaa […]