Biyaha raga vitamiinka ay wataan
Biyaha raga Faa’idooyinka caafimaad iyo Quruxda ay xaaska siinayaan
Dhakhaatiir cilmibaareyaal ah ayaa waxay sheegeen shahwada ninka waxtarka ay u leedahay dumarka dhowr jaamacad ayaa daraasad ka samaysay saamayska biyaha ninka ay dumarka saameeyaan waxaa ka mid ah.

1- biyaha ninka naagta waxay siiyaan vitamiino badan oo keeni kara inay noqoto gabadha mid da’deeda aan laga dareemaynin waayo maqaarka ayay dhalaaliyaan kana ilaaliyaan dhuqnimada.
2- xagga hurdada haweeneyda la qabo oo marwalba biya ay jirkeeda ku dhacaan waxay ka qaadaysaa hurdo macaan badan oo caafimaad leh.
3- biyaha waxay ka ilaaliyaan ilmagaleen iyo gudaha xubinta taranka dumarka jirrooyin farabadan oo uu ka mid yahay kansarka.
4- sidoo kale biyaha ninka haweenka waxay ku abuuraan dareen kacsi waayo waxay kor u qaadaan hormuunada kacsiga.
5- biyaha ninka waxay naagta ka tegsiiyaan walwalka iyo fikirka marka ay jirkeeda ku dhacaan xuubka xubinta taranka ayaa ka dhuuqa borotiinada ku jira isla markii dhiigga ayay galaan.
6- xanuunka jirka ayay u roon yihiin sida madaxa iyo dhabarka.
7- sidoo kale biyaha ninka waxay siyaadiyaan difaaca jirka.
8- sidoo kale caafimaadka wadnaha ayay u roon yihiin.
DIGNIIN BIYAHA XALAASHA AYAA LAGA HADLAYAA KUWA XAARAANTA AH CUDUR INAY WATAAN AYAY U BADAN TAHAY WAAYO WAA WADDO NIJAAS AH
qoraalkan waxaa laga soo diyaariyay meelo lagu kalsoon yahay waxaad ka raadin kartaa meel walba inta ugu muhimsan ayaan soo qaadanay.
Maxaa yeelay Ilaahay wixii uu naga xarrimay dhib ayuu leeyahay
Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan
Men’s Water: Health Benefits and Beauty Benefits for Women
Scientists have stated that men’s semen is beneficial for women. Several universities have conducted studies on the effects of men’s water on women, including:
1- Men’s water provides a woman with many vitamins that can make her look younger than her age because it brightens the skin and protects against wrinkles.
2- When a married woman sleeps, water always falls on her body, which takes away a lot of sweet and healthy sleep.
3- Water protects the uterus and the inside of the female genitalia from many diseases, including cancer.
4- Men’s water also creates a sense of arousal in women because it increases sexual hormones.
5- Men’s water relieves a woman of worries and thoughts. When it falls on her body, the genital mucosa absorbs the proteins in it as soon as they enter the blood.
6- It is good for body pain such as headaches and backaches.
7- Men’s water also increases the body’s immunity.
8- It is also good for heart health.
WARNING: HALAL WATER IS TALKED ABOUT UNSAFE WATERS, IT IS MORE LIKELY TO CAUSE DISEASES, BECAUSE IT IS A NAUGHTY PATH
This article was prepared from reliable sources, you can search everywhere, we have collected the most important ones.
Because what God has forbidden us is harmful
