Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin

Qabiil iyo qaran waa labo qeybood midkooda qalqal ku riday shacabka soomaaliyeed. dil iyo dirir ayay isku hayaan. marka qabiil waa qurunka soomaali kala fogeeyay waxa qaxar dusha ka jabiyay. sumcadda soomaalida dhulka ayuu la galay. reer hebel waa dullinmio soomalida waxaa ku filan diinta islaamka. haddii ay yihiin dad fahansan dhabta waa inay diintooda […]
Qaran sida loo dumiyo

Ummad ama qaran haddii la rabo in la dumiyo seddex waxyaalood ayaa loo adeegsadaa. Qoyska iyo waxbarashada iyo dadka lagu daydo Qoyska hooyada ayaa sal u ah iyada ayaa laga dhigayaa mid aan rabin guriga oo rabto bannaanka sida raga oo kale inay shaqayso ama ay wareegto oo waabaha tiriso. Waxbarashadana waxaa sal u ah […]
