Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo Su’aasha: scw cajiraha cucun daran ban ka dareemaa waxan raba maanto dhan inaan xoqo maqaarka gudaha cajiraha wuxuu noqday maqaar adag oo madow daran ah taas cayilka miyaa keenaya oo labada cajirood is xoqaya kareem ma jiraa oo la marin karo oo meesha u roon. Jawaabta: Cayilka cajirada wuxuu […]
Toobidda ama xijaamada maxay jirka u tartaa

Toobidda ama xijaamada maxay jirka u tartaa Su’aasha: Asc d.m walaha qaaliga ah waxa aan rabay sharaxaad in la iga siiyo dawadii rasuulkeena scw ina baray ee toobniinka faaiidada ay leedahay xanunada ay dawada ka tahay se isha iyo sixirka wax ma ka tartaa mhdsndiiin. Jawaabta: Toobidda (Cupping for the body) waa nooc ka mid […]
Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo

Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo Su’aasha: Waxay igu tiri ” waxaan ahay gabar waxaa i heysta bahalkan loo yaqaano injir maalin walba 100 ama ka badan ayaa laga soo saaraa madaxayga oo injir ah waa maalin kasta waxaan wadey muddo sanad ah xittaa 2 3 illaa afar sano u malaynayaa walaal mana […]
Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa Su’aasha: Asc bahda Daruur waan idiin salaamay maalmahaan waxaan ku wareeray qaabka su aal weydiinta maadaama aas wax badan ka badasheen hababkii hore ee su aalaha loo soo diri jiray Alx maanta Ilaahey igu guuleeyey inaan idiinla soo xiriiro waxaan ku weydiina sxb majirtaa daawo ama boomaato loo isticmaalo gubitaanka […]
Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa Su’aasha: ASC Wll waxaan rabaa inaa muuqaalka uga hadasho qorax Qoraxda maxay tahay maadooyinka& fitiminida ay soo deeyso Ma jiraan waqti jidhka aan u wanagsaneenin in loo dhigto Gorma ayuu u wanaagsan yahay qofka in uu jidhka udhigo, qof kasta ma u fiican yahay. Jaza-kallaahu kheyrat bahda […]
Qaabka loo daaweeyo haaraha wejiga iyo sanka

Qaabka loo daaweeyo haaraha wejiga iyo sanka Su’aasha: Asc maxaa lagu daweya haaraha dadka cad wajiga uga sameya iyo sanka Jawaabta: Waxaa jira daawooyin iyo kareeemooyin lagu daaweyn karo haaraha wajiga kasoo yaaca, laakin waxaa ugu fiican in loo daaweeyo qaab dabiici ah, waxaa lagu daaweyn karaa caanaha zabaadiga (garoor fadhi) oo lagu daray qajaar […]
Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay

Daawada jirka lagu cadeeyo maqaarkay iga halaysay Su’aasha: scw maqaarkayga wuu is badalay waxaa iga batay isticmaalka kareemooyinka jirka lagu cadeeyo indhaha hoostooda madow daran ayay iga noqdeen iyo maqaarka oo qalayl noqday waxaan rabaa kareem maqaarka jilciya oo la marin karo indhaha hoostooda. Jawaabta: Waxaad ogaataa daawaa wejiga ama jirka lagu cadeeyo dhibaatooyin badan […]
