Noocyada biyaha nimanka kasoo baxo iyo axkaamtooda

Noocyada biyaha nimanka kasoo baxo iyo axkaamtooda Su’aasha: waxaan rabaa inaad ii kala sheegtan biyaha raga kasoo baxo noocyada ay yihiin maxaa nijaas ah maxaa daahir ah Jawaabta: Raga waxaa kasoo baxo caadi ahaan sedex nooc ka mid ah biyaha. Biyaha koowaad waa manida المني waa biyaha shahwada waana cad yihiin wayna adag yihiin sida […]
Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa

Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa Su’aasha: scw galmada xaajigayga kadib biyaha markuu igu shubo si dhaqsi ayey kusoo daataan way soo wada baxaan, tas malga yaaba inay keento inaan uur qaadin, biyasha shahwad shardi miyaan inay wada galaan. Jawaabta. Taas waa arrin dabiici ah, biyaha shahwada ninka oo […]
Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa Su’aasha: Sxb mardhexdaas su aal aankuu soo diray igama jawaabin teda kale waxaan rabaa adoo mahadsan inaa su aashan iiga jawaabto ninka haduusan in muddo 60 ama 90 cisho ku biyo bixin xaalad noocee la dhihi karaa waliba isagoon wax siigo ama […]
Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta

Ninka raga halkii mar uu biyaha siigo ku bixiyo immisa vitamiin ayaa ka bixi karta Su’aasha: Sxb waanku salaamay seetahay nio waxaan ku weydiinaa halkii mar ee la siigeysto nafaqo intee le eg ayaa jirka ka go’i kartaa mida kalana anoo muuqaal galmo daawanaayo hadaan ku biyo boxo ma siigada ayay la micno tahay iisoo […]
Biyaha xiliga hurdada iyo kaadida yimaado Xanuun miyaa

Su’aasha: Asc waxaan isku arkaa biyo bax xiliyada hurdada iyo Marka aan kaadinayo waxaa Laga yaabaa week-gii in 2 ama 3 habeen aniga oo hurda in biyaha iga yimaadaan Arintan Wal Wal ayey igu haysay waxaan kala sheekestay Saaxibaday waxay igu yiraahdeen Siigada iskadaa lkn anigu waligay ma Siigeysan waxaan iskaga shakisanahay in aan xanuunsanahay […]
Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa

Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa Su’aasha: scw dhib ayaa i haysta dhowr sano ayan xaas qabaa naagtayda wali uur ma qaadin markaan u galmoodo biyaha waxyar kadib way soo laabtaan biyaha inay kasoo noqdaan farjiga naagta wax caadi miyaa sidaas haday tahay uur ma qaadi karta. Jawaabta: Soo noqoshada manida […]
Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo

Waxan ahay 27 jir 6 sano ma dhalin jirana ma qabo Su’aasha: waxan jiraa 27 sano waxaa lay qabaa 6 sano wax ka badan ilaa hada wax ma dhalin aniga iyo ninkeyga waan is baarnay wax dhib ama cudur reebaya dhalmada ma jiro maxaa la dhihi karaa oo keenay dhalma la’aanta. Jawaabta: Dhalma la’aanta ama […]
