Categories
Talooyinka Consultation

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara

Nin haduu dabada farta iska galiyo maxaa ka dhalan kara Su’aasha: Wll waxaan sameeyey futada ayaa far iska galiyey hadana mar kale ayaa iska galiyey wax kale na kuma arag caadi ayaan iska ahaa waxaan fiirinaayey waxa lagu arkay Dumarka marka laga wasaayo waxay ka dhigaan sida xubinta taranka oo kale in ay dareen lee […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado Su’aasha: waxan raba inaan ogaado gabadha dabada looga tago saxaradeeda miyay weyn tahay waxaan meel ka akhriyay dumarka futada lag fuulo saxro buuran ayay dhigaan taas waxaa sabab u ah wasmada dabada maxaa ka jiro waso arkay hadalkan oo kale si kaleĀ  hadalkaas idinkoo mhadsan. Jawaabta: […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo

Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo Su’aasha: anoo yar ayaa nin xumaan igu sameeyay 12 sano oo kale ayan jiray, ninka wuxuu igu dhihi jiray qof ha u shegin, alabtiisa ayuu dabada ii mar marin jiray markas ayu biyaha igu daadiya mudo ayuu sidaas igu waday ila marki dambe uu bilbay inuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin Su’aasha: scw galmada gadaal ayaan su’aal ka qabaa waxan ahay nin ku nool wadamada yurub mid ka mid ah, waxan guursaday gabar garoob ah oo kasoo tahriibtay dalka sacudiga waxay ku noolaan jirtay magalada jida dalka sacugiga, markaan is guursanay oon dhor bilood is qabnay waxay ii sheegtay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo

Galmada dabada uur ma keentaa haddii shahwada lagu shubo Su’aasha: Walaalayaal waxan rabaa inaan ogaado haddii gabadhaha ninka dabada uga galmoodo yanci galmada dabada uu ku sameeyo oo uu ku shubo biyaha shahwada malaga yaabaa inay uur qaaddo, maxan maqlay wasmada futada uur way keeni kartaa meel ayaan ka akhiriyay dabada biyaha hadi lagu shubo […]

Categories
Caafimaadka Health

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska

Galmada futada iyo cudurka HIV aydhiska Galmada futada sidaan soo sheegnay waa mamnuuc waxaana isku waafaqsan madaahibta afarta, waxay faafisaa cudrka HIV aydhiska maanta waxaan kuu sheegaynaa xiriirka ka dhexeeyo galmada dabada iyo cudurka aydhiska. sida la og yahay cudurka aydhiska waa cudur dilaa ah oo galmada laysaga qaado waa cudurka burburiya isdifaaca jirka. waxaa […]

Categories
Bulsho Society

Sheeko nin xaaskiisa dabada uga tagay oo xoog looga furay

Sheekadan waxay ka hadlaysaa nin gabar guursaday laakin fal xun ku sameeyay. kaas oo ah inuu gadaal ka maray kaddib ayay waxaas baratay oo way la qabsatay, ugu dambeyn xoog ayaa loogu furay. Wiil ku noolaa Kismaayo ayaa xamar shaqo u yimid wiilkaas, wuxuu ahaa nin ku dheereeya shaqada ganacsiga kalluunka, wuxuu samaystay dukaan lagu […]