Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Su’aasha: Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah’da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su’aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah illa heer jamacadeed ah oo waxaan rabay inaan Qorto ciidanimo marka si […]
Qalabka cusub ciidanka badda somali

Qalabka cusub ciidanka badda somali Waxaa si rasmi ah loo soo celinayaa awoodda ciidanka badda soomaali. waxaa la sheegay in qalab loo keenay ciidanka badda soomaali oo hormarsan. qalabkaas oo isugu jira doomaha iyo maraakiibta loogu talaggalay badda. soomaali oo ah dal leh bad aad dheer oo meelo badan marta. marka dowladda Qatar ayaa la […]
Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar

Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar RW Soomaaliya Xasn Cali Khayre oo tagay xereda ciidanka lagu tababbaro goobta Turkey ay xarunta u tahay ee Soomaaliya. sawirada laga soo qaaday qaabka loo soo dhoweeyay halkan ka arag: Xiriirka soomaali iyo Turkey aad buu u fiican yahay. dawldao badan carab ah ayaa […]
Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen Warar ayaa waxay sheegayaan ciidanka militariga inay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho. waxaa la sheegay dhowr bilodd inaysan qaadanin wax mushaar ah. sawirada ay dad badan goobjoog ah ay soo bandhigeen waa kuwan Tallaabadan ciidanka ay qaadeen waa halis oo ka imaan karta dhibaato weyn
