Turki ayaan aadi rabaa maxaad igula talinaysaan

Turki ayaan aadi rabaa maxaad igula talinaysaan

Su’aasha: Asc walaal ayaan taan waxaa I gashay hawo ah inaa turkeyga tago nolol macaan galo somalia dhibteeda iskaga tago lkn qof wax bartay maahi qof shaqeeyana ma ahi lacagta aan ku aadi lahaa xitaa meel aan ka keeno ma haayo hada waxaan ku noolahay garowe waxaan ku noolahay nolol qurux badan familykaaga la noo […]

Hubka dowladda Turkey ay soo bandhigtay

Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey

Sawirkan wax yar ka hor ayaa lagu faafiyay maanta wakaaladaha wararka caalamka, waxaa ka muuqda sawirka madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Erdogan oo lagu tiriyo madaxda dunida ugu saameynta badan waqtiga hadda la joogo. Waxaa safan madaxweynaha gadaashiisa gantaallo iyo bambooyin ay Turkey samaysay sanadahan dambe, wuxuu ula jeedaa madaxweynaha Turkiga sawirkan Turkey inay ka kaaftoontay […]

Farmaajo yaa teegeersan maxaase laga rabaa

Hubka Turkey ay soomaali geeysay

Wararka ka jira warbaahinta dunida maalmahan waxay afka ku hayaan hubka loo geeyay dowladda federaalka ee soomaali jirta. Hubkaas waxaa keenay dalka Turkey waa deeq ay ugu deeqday dowladda Turkey dowladda Soomaaliyeed. Dadka kasoo horjeeda dowladda federaalka oo ku eedeynaya Farmaajo inuu xoog ku haysto waxay leeyihiin dowladda Turkey waxay rabtaa Farmaajo inuu xoog ku […]

Turkey oo soo saartay mask corona virus dilaya

Turkey mask soo saartay

Warar ka imaanaya dalka Turkey ayaa sheegaya inay sameeyeen aqoonyahanno u dhashay dalkaas Mask oo elektarooni ah oo dilaya fayraska karoona. Waxaa la sheegay maska inay fayraska markuu soo gaaro horay ka dhiamanyo. Taas oo noqon doonta arrin weyn oo dalka turkiga geyn doonta meel sare xagga qalabka caafimaadka. Dowladda Turkey ayaa ka mid ah […]

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga

Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga Turkey allows refugees to cross into Europe. Dowladda Turkey oo u fasaxday dadka qaxootiga ku nool inay Yurub gali garaan iyagoon laga celinaynin. taasna waxaa keenya dagaalka ka bilowday magaalada Idlib ee dalka Suuriya. Turkey oo lagaga dilay ciidamo badan dagaalka ka socda Idlib ayaa kaga dhigtay arrinkaas […]

Gabar quraanka kariimka dun ku qortay

Gabar quraanka kariimka dun ku qortay6

Turkish girl writing the Holy Quran by thread and needle. Gabar ayaa ku qortay dun iyo cirbad musxaf dhammeystiran. waxaa la sheegay inuu qaatay 3 sano quritaankiisa waxay adeegsatay dun. gabadha waxay u dhalatay Turkey waxay jirtaa labaatan sano Gabadha oo sheegtay inay goor dhow soo islaantay oo ay la dhacday qiimaha ay leedahay diinta […]

Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo sawiro iyo Video

Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo

Wiilka gabadha iska dhigay siduu UK u galo sawiro iyo Video Waa dhaco ka dhacday dalka Turkey, wiil soomaaliyeed oo la sheegay inuu naag iska dhigay siduu u gali lahaa dalka UK. gabar soomaali ah oo ay saaxiibo yihiin ayaa baasaboorkeeda usoo dirtay siduu ugu soo dhooofo, wiilka waxaa lagu qabtay Esenboğa  airport oo ku […]