Sababaha janada lagu galo oo kooban

Sababaha janada lagu galo oo kooban

Sababaha janada lagu galo oo kooban Marka hore waxaad ogaataa Jannada dhab ahaan in lagu galo naxariista Alle. Camalka waa sabab kaliya, ee ha u malaynin camalaaga inuu jannada ku geynayo. Ilaahay SW ayaa ku waanfujinaya camalka suubaan oo jannada lagu gali karo. Markaas khaatumada ayaa laguu toosinayaa markaas ayaad galaysaa janada. Halkaan ayaan kugu […]

Salaatu leylka fadligeeda iyo faa’idada ku jirto

Salaatu leylka fadligeeda iyo faa'idada ku jirto

Salaatu leylka fadligeeda iyo faa’idada ku jirto Su’aasha: Asc salaatu leylka qiimaheeda iyo faa’iidada ku jirto maxay tahay Jawaabta: Walaal salaatu laylka waxay ka mid tahay acmaasha ugu fiican oo uu sameeyo qofka muslinka, aayado iyo axaadiis badan  ayaa kusoo arooray dhamaan halkan laguma soo koobi karo, waana sunno aad loo adkeeyay, Alle aad buu uga […]

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya) Su’aasha: Walaal sidaan rajaynayo inaad ogtahay waxaa jira xadiith rasuulka lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay “qofkii saf xidhiidhiya allah ha xidhiidhiyo qofkii saf gooyana allah ha gooyo” xidhiidhintaa iyo goyntaas allah uu adoonka xidhiidhinayo ama goynayaa maxay noqon kartaa (fasirka) F:G. Xadiisku wuxu kusaabsanyahay safafka salaadda […]

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto Su’aasha: Walaal ajri intee leeg ayaa kujira inaad qof dhiig ushubto? Jawaabta: Haddii dhiigga aad qofka u shubayso dhib uusan u keenaynin caafimaadkaaga waa wanaag iyo kaalmo aad u sameysay qofkaas, waagii hore ma jirin qof dhiigiisa u shubaya qof kale, haddii qofka dhiiga laga […]

Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka

Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka

Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka Su’aasha: As a Asalamu Aleikum Wllo qali Waxan Raba in aad iga caawiso Mowduuc ka hadlaya Akhlaaqda Gabadha Iyo Xishoodka Nususaha iyo Axaadiith ta kuso Aroortey iyo Xikmadahooda Taas iga caawi fadlan Adigo mhdsn Tankale Page kan wax badan ban kafaideystey Ilahay SWT Haka Awal Mariyo Aduun iyo Akhiriba […]

Haddii aabahayga arrin aan ka diido caasinimo miyaa

Haddii aabahayga arrin aan ka diido caasinimo miyaa

Su’aasha: Asc Daruur, waxan ahay nin dimuqraadiyadda neceb kana soo horjeeda una arka inay tahay nidaam islaamka ka fog oo ree galbeeed, waligay doorasho (vote) man codaynin inaan codeeyaana iima qorshaysna insha allah,, wakhti aan fogayn ayaa nin beeshayada kasoo jeedaa uu doorasho iskusoo Sharraxay, dadkii ayuu qarash gareeyay wuxuna kacodsaday inay u codeeyaan lkn […]

Fadliga akhriska Quraanka kariimka laga helo adduun iyo aakhiro

Fadliga akhriska Quraanka kariimka laga helo adduun iyo aakhiro

Fadliga akhriska Quraanka kariimka laga helo adduun iyo aakhiro Su’aasha: Wll fadliga akhriska qur’aaanka kariimka ah kolay lamasoo wada koobi karee wax iiga tilmaama aduun iyo aaakhiraba waxa laga helayo Jawaabta: Waa sidaad sheegtay lama soo koobi karo fadliga uu leeyahay akhriska quraanka kariimka, culimada muslimiinta kitaabo badan ayay ka qoreen iyagoo kusoo aroorinaya aayadaha […]