Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay

Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay Su’aasha: Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay. Jawaabta: Ninka marka uu naagtiisa la raaxaysanayo jirkeeda wuu ku raaxaysan karaa laakin inuu galiyo farta dabada culimada qaar waxay u arkeen inay xaaraan tahay maxaayeelay waxay keenaysaa inuu galiyo geedkiisa marka uu ka helo, sabab ayay u […]
Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan

Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan Su’aasha: Asc wll waxaan ahay gabar 19 jir ah waxaan jeclaaday wiil cad oo qurxoon oo diinta xiiseeya oo ku dhaqma oo balwad lahayn oo Dumarka fiir fiirin oo xishood iyo aqlaaq leh oo cod kar ah oo geesi ah masha […]
Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada Su’aasha: waxan raba inan ogaado wadado ayan ka maqlay ninka xaskisa haduu dabada ka fuulo way ka furmaysaa xaraan ayay ka noqonaysa naag uma noqonayso hadi u gadaal ka galiyo hadalkas sax miyaa diinta maxay ka qabtaa ninka inuu xaaskiisa futada ka maro oo uu […]
Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado Su’aasha: waxan raba inaan ogaado gabadha dabada looga tago saxaradeeda miyay weyn tahay waxaan meel ka akhriyay dumarka futada lag fuulo saxro buuran ayay dhigaan taas waxaa sabab u ah wasmada dabada maxaa ka jiro waso arkay hadalkan oo kale si kaleĀ hadalkaas idinkoo mhadsan. Jawaabta: […]
Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin Su’aasha: scw galmada gadaal ayaan su’aal ka qabaa waxan ahay nin ku nool wadamada yurub mid ka mid ah, waxan guursaday gabar garoob ah oo kasoo tahriibtay dalka sacudiga waxay ku noolaan jirtay magalada jida dalka sacugiga, markaan is guursanay oon dhor bilood is qabnay waxay ii sheegtay […]
Galmada jeexa dabada xaaska maku furmeysaa

Galmada jeexa dabada xaaska maku furmeysaa Su’aasha: Cabsi ayaan ka qabaa haduu ninka iga furmay iyo in kale wuxuu iga galiyay geedka jeexa barida duleelka futada ama dabada ma galin waxan maqlay ninka haduu xaskisa geedka ka galiyo dabada way ka furmeysaa waxan raba inaad iga jahilbixisaan arinkan. Jawaabta: Marka hore intaanan ka jawaabin su’aashaada […]
Galmada dabada xaaska maku furantaa

Galmada dabada xaaska maku furantaa Su’aasha: Waxan qaba su’aal walwal igu hayso si qaldan ayan xaaskayga futada ugu galiyay guska iyaduna igama reebin waxyba igu tiri iga gali kuĀ wad dhaman ayaan wada galiyay shaydaan ayaa ii maceeyay waan ku waday ila an galmada ka dhameyo markan dhameeyay ayaan ka shallaayay xaaskayga waxay igu tiri […]
