Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba Su’aasha: Xaaskaaga in xaga denbe looga tagaa waa xaaraan lkn waxaan raba xanuunada laga qaado yaa qaadaya ma ninka mise Naagta? xanuunadu se maxay yihiin . Sidoo kale Hadii Naagtii Dooonayso arinta maxaaan Sameeyaaa? Jawaabta: Galmada dabada waxaa laga qaadaa xanuuno kala duwan marka hore xanuunada layska […]

Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo

Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo

Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo Su’aasha: Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo waxaa rabaa in aan u leefo ama u galmoodo mana helo qof dumar oo ka helo. Jawaabta: Dabada ma aha meel loogu talagalay in loo tago, naagta hore ayaa loogu talagalay in laga maro, […]

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Su'aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada

Su’aalo iyo Jawaabo muhim ah oo ku saabsan galmada dabada Su’aasha: waxan raba inan ogaado wadado ayan ka maqlay ninka xaskisa haduu dabada ka fuulo way ka furmaysaa xaraan ayay ka noqonaysa naag uma noqonayso hadi u gadaal ka galiyo hadalkas sax miyaa diinta maxay ka qabtaa ninka inuu xaaskiisa futada ka maro oo uu […]

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan

Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan Su’aasha: Raga dawada laga maro carur madhali karan. Jawaabta: Sida la og yahay raga rag kale u tagayo waa dambi aad u weyn oo daran, Alle ummad oo dhan ayuu ku halaagay dambigaas, markay samaynayeen waa qoom Luud. Marka ninka falkaas lagu sameeyo waa nin dulli ku […]

Galmada jeexa dabada xaaska maku furmeysaa

Galmada jeexa dabada xaaska maku furmeysaa

Galmada jeexa dabada xaaska maku furmeysaa Su’aasha: Cabsi ayaan ka qabaa haduu ninka iga furmay iyo in kale wuxuu iga galiyay geedka jeexa barida duleelka futada ama dabada ma galin waxan maqlay ninka haduu xaskisa geedka ka galiyo dabada way ka furmeysaa waxan raba inaad iga jahilbixisaan arinkan. Jawaabta: Marka hore intaanan ka jawaabin su’aashaada […]

Galmada dabada xaaska maku furantaa

Galmada dabada xaaska maku furantaa

Galmada dabada xaaska maku furantaa Su’aasha: Waxan qaba su’aal walwal igu hayso si qaldan ayan xaaskayga futada ugu galiyay guska iyaduna igama reebin waxyba igu tiri iga gali kuĀ  wad dhaman ayaan wada galiyay shaydaan ayaa ii maceeyay waan ku waday ila an galmada ka dhameyo markan dhameeyay ayaan ka shallaayay xaaskayga waxay igu tiri […]

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa Su’aasha: Waxaan ahay nin dhalinyar ah waxaan mar kaste ku riyoodaa anoo dumar dabada uga tagaya mararka qarkood waxan rakaa rag anoo dabada ka fuulaya dad aan kasaayo iyo dad anan kasaynin haween iyo willal gabdho iyo naago waaweyn riyadana way igu soo noqnoqotaa fadlan i sheega waxa lagu […]