Categories
News

Nin 7 sano wasiir ahaa oo hadda mu’ddin noqday

Nin 7 sano wasiir ahaa oo hadda mu’ddin noqday Nin lagu magacaabo Mustafa Maxamed Cigaal oo ah Soomaalida Itoobiya ku nool ayaa wuxuu ahaa toddobo sano wasiir ka tirsan xukuumadda deegaanka Soomaalida Itoobiya. Mustafa oo noqday mu’ddin ka aadaama masjidka. xitaa wuxuu sheegay inuu ka addimi jiray masjidka markuu wasiir ahaa. sidoo kale inuu msjidka […]

Categories
Caafimaadka Health

Galmada dabada dumarka maxaa sababo

Galmada dabada dumarka maxaa sababo Sida la og yahay afarta mad’hab iskuma khilaafsana galmada dabada dumarka inay xaaran tahay. waxaa su’aal ah maxaa hadda soo badiyay. rag badan ayaa ka dalbado xaaskooda inay dabada uga tagaan. dadka aqoonta u leh bulshada waxay sheegeen dhowr sabab ayaa soo badisay. waxaan sheegaynaa sababka ugu weyn waa filimda […]

Categories
Caafimaadka Health

Seytuunka iyo caafimaadka jirka

Seytuunka wuxuu ka mid yahay furuutka waxtarka badan leh jirka, oo daawo noqon kara, caafimaadka ayuu u roon yahay. Faa’idooyinka laga helo seytuunka waxaa ka mid ah: Seytuunka wuxuu ka hortagaa burukiinada iyo hargabka siiba caruurta yaryar. sidoo kale wuxuu u roon yahay qufaca wuu daaweeyaa, sharoobooyinka qaar seytuun ayaa ku jira. sidoo kale seytuunka […]

Categories
News Sawirada

Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar

Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar RW Soomaaliya Xasn Cali Khayre oo tagay xereda ciidanka lagu tababbaro goobta Turkey ay xarunta u tahay ee Soomaaliya. sawirada laga soo qaaday qaabka loo soo dhoweeyay halkan ka arag: Xiriirka soomaali iyo Turkey aad buu u fiican yahay. dawldao badan carab ah ayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntada lagu naaxo iyo quruxda jirka

Khubarada cuntada ku takhasusay waxay sheegeen cuntada ka smeysan burka iyo subagga iyo sisinta iyo digaaga duban inay tahay cuntada lagu naaxo oo ka mid  ah cuntooyinka dhaliya baruurta badan oo keenta cayilka caloosha iyo xabadka iyo cajiraha. Siiba marka cuntadaas uu la socdo wax burutiin badan leh sida baradho saliid lagu dubay. Dhalinyarada jiilkan […]

Categories
News

Gaariga ugu qurux badan Hyundai Genesis 2019

Gaariga ugu qurux badan Hyundai Genesis 2019 Waxay ku soo bandhigtay shirkadda Genesis oo raacsan Hyundai carwada lagu qabtay magaalada New York ee dalka maraykanka gaari aad u hormarsan oo lagu tiriyo kuwa ugu qurax badan caalamka. gaarigan waxaa loo bixiyay Gaariga riyada. wuxuu u samaysan yahay qaab aad u qurux badan. baabuurkan koronto ayuu […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay

Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.