Categories
Talooyinka Consultation

Hurdada ayaan uur ku qaaday maxaan sameeyaa

Su’aasha: Waxaan ahay naag la qabo uur ayan leyahay, waxa i wareerinaya waswaas oo ah inuu i uureeyay nin aan ninkayga ahayn, habeen ayaan booqday dad qaraabo aan nahay gurigooda ayaan seexday waswaas ayaa i yimid oo ah in habaryartayda ninkeeda anoo hurdaya i kufsaday waxaa qalbiga iiga taagan in uurkan isaga ii yeelay maxan […]

Categories
News

Huawei oo soo saartay mobile heer sare ah oo Jaban

Huawei oo soo saartay mobile heer sare ah oo Jaban Waxaa la sheegay taleefankan (Huawei mobile ) inuu noqon doono qiimhiisa 140$ kaliya. Marka loo eego waxa uu wato waa jaban yahay. Wuxuu wataa shaashad (dhalo) la eg 6.39 inch waxay soo bandhigi kartaa HD+ Video wuxuu kaloo wataa Camera aad waadaxsan ayuu wataa oo […]

Categories
Bulsho Society News Sawirada

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada Dood badan ayaa ka dhalatay dowladda falka ay sameysay oo ah inay soo celiso taalooyinka waddaniga ah. Dadka soomaaliyeed way isku khilaafeen falkan ay ku kacday dowladda soomaaliyeed. Qaar waxay dhaheen dowlad ku fashilan amniga dalka  maxay u taraysaa taallo inay taagto. Sidoo kale lacagta ku baxday waxaa habbooneed in […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega

Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega Saliidda  Dhegeyaraha (Clove)  qalin furka Biyabaxa degdega rag badan ayuu dhib ku hayaa, waxay dareemayaan inaysan awood u lahayn inay qanciyaan xaaskooda. ninka marka uu yahay qof isla markii biyaha soo tuuro asoon siinin xaaskiisa raaxada ay u baahnayd wuxuu dareemayaa inuu yahay qof kasoo bixi waayay waajibka […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada

Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada Dhegeyaraha  Clove geedka loo yaqaano ama qalifur wax weyn ayuu caafimaadka u qabtaa.                   Annaga waxaan u adeegsanaa shaaha marka la rabo in laga dhimo mid macamar ah. laakin wuxuu u taraa jirka oo dhan waxyaalo badan aan lasoo koobi […]

Categories
Caafimaadka Health

Waa maxay cudurka cabsida guurka (Gamophobia)

What is the fear of marriage (Gamophobia) ? Guurka caadi ahaan wax wax dabiici ah oo dhex maraya nooleyaasha oo dhan meel kastoo ay ku nool yihiin. Laakin mararka qaarkooda qofka waxaa lasoo gudboonaada cabsi dhanka guurka taas oo keenaysa qofka inuu ka baqo guurka waliba marka uu gaaro da’da guurka uuna helo qofta uu […]

Categories
Caafimaadka Health

Malabka madow iyo caafimaadka raga

Malabka madow iyo caafimaadka raga Waxaa jira cuntooyin badan aan cunno kamana faa’idaysan karno waxa ay noo taraan. geedka qasabka waxaa laga sameeyaa malabka madow. Malabkaas jirka wax weyn ayuu u qabtaa sida dhiig yaraanta lafa xanuunka, galmada tabaryarida iyo waxyaalo badan sida bidaarta, timaha cad noqonaya. Malabka madowga aad buu ugu roon yahay caruurta […]