Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka

Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka Su’aasha: Ninka raga xulbada miyay siin kartaa awood xaga galmada maxase ay u roon tahay caafimaad ahaan qof marka uu cuntada ku darsanayo. Jawaabta: Xulbada waxay ka mid tahay dhirta daawada ah, raga iyo dumarka wax badan ayay u tartaa. Waxaa ka mid ah jirrooyinka caloosha sida laabjeexa […]
Wadaadka la dhaho Mulla Cali Alkurdistaani waa maxay xaalkiisu

Wadaadka la dhaho Mulla Cali Alkurdistaani waa maxay xaalkiisu Su’aasha: Wll waxaa sidaad lasocotaanba baryahan waxa baraha bulsahada aad ugu jira nin ladhaho Dr Ali mala alkurdistani oo qaabab mucjiso ah wax udaawaynaya waa sida ay u muuqato eh, ninkaasi qofka curyaanka uu kicinayaa, ka camoolaha ah indhuhuu ufiiqayaa kadibna waxbuu arkayaa! Ku aan waligii […]
Malmalka maxaa lagu daaweeyaa

Malmalka maxaa lagu daaweeyaa Waa maxay malmal? maxaa see lagu yiraahdaa afka ingiriiska iyo afka carabiga?Malmalka english lagu yiraahdaa “Myrrh“, afka carabigana waa “مر“Geedka malmalka wuxuu dhererkiisa gaarayaa afar mitir wuxuu leeyahay laafo qodax leh, qaabka malmalka lagaga soo saaro waa in la jeexo geedka markaas ayuu dhacaan soo deynayaa dhacaankaas ayaa noqda malmalka.Malmalka […]
Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada

Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada Dhegeyaraha Clove geedka loo yaqaano ama qalifur wax weyn ayuu caafimaadka u qabtaa. Annaga waxaan u adeegsanaa shaaha marka la rabo in laga dhimo mid macamar ah. laakin wuxuu u taraa jirka oo dhan waxyaalo badan aan lasoo koobi […]
