Cabsida joogtada ah maxaa keeni kara

Cabsida joogtada ah maxaa keeni kara Su’aasha: Waxan idinka codsanayaa inaad iga jaahilbixisan cabsida daran qofka uu dareemayo gaar ahan habeenka markii hurdi rabo maxaa daawo u ah ? Jawaabta: Cabsida sababo badan ayay ka dhalataa, waxay ka dhalan kartaa inaad joogto meel aan amaan lahayn ama inaad ka baqayso dad laga yaabo inay wax […]
Da’a ahan ninka goorma u wanagsan inuu guursado

Su’aasha: Da’a ahan ninka goorma u wanagsan inuu guursado aniga hada waxbarashada Aya kujira waxaan Jira 22 sano high school Ka Waxaan dhameyni 24 ano Jira iyo 4sano jamacad ah iyo shaqo 28sano hadaan kuguursado ma qof weyn Ayan ahay Oo doobnimo kuheynaday Ayan noqonaya. Jawaabta: Guurka wuxuu u noqonayaa arrimo badan oo la xiriira […]
Cabsida iyo xishoodka maxaa lagu daaweeyaa

Su’aasha: ASC wad kumahadsantihiin si quruxda badan ee aad ugu tagantihiin inad dadka wax bartan OO jahilnimada iyo madmadowga ukasartan aniga ahan su’aalo badan ayan idin waydiyay si qurux badan ayadna ugu so jawabten cilmiga allaha idin ziyadiyo taladi ugu dambeysayna wan qatay hadana aad ayan uficanahay inta kadib waxaan idin waydiin laha cabsida iyo […]
Guurka in laga baqo maxaa sababaya

Su’aasha: Rag waxad arkaysaa nolol ahaan iska ladan oo guri haysta hadana guur aan rabin marka aad weyddiiso wuxuu ku dhahaa guur laguma degdego marka su’asha waxay tahay maxaa keena ninka inu ka cabsado guurka? Jawaabta: Guurka waa wax aad u muhiimsan, qofka hadduu helo lacag iyo fursad waa inuu guursadaa, cabsida inta badan waxaa […]
Cudurka raga dumarka aan guur u bandhigi karin

Su’aasha: Walaal waxaan rabaa oonku hamiyey sanadkan inaan guursado hadana sidaas ay tahay dhanka la haasaawida iyo xod xodoshada dumarka iskuma wanaagsanin oo waanka xishoodaa marka sidee arintaas iigu fududaan kartaa. Jawaabta: Taas waxaa la dhihi karaa waa cudur nafsi ah, raga ka baqa inay dumar usoo bandhigaan arrimo guur la xiriira. Guur haddaad diyaar […]
Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya

Habeenka aqalgalka todobaad kadib ayaan damay ila taliya Su’aasha: Labo bilood ayaan xaas qabaa habeenka aqalgalka si fican ayaan u sameeyay wan bigrajabiyay laakin todobaad kaddib waxan isku arkay dareen la’aan siiba marka aan u galiyo guda siilka markaan kaligayga ahay waa taagan yahay laakin marka aan bilaabo waa iga damaa. Jawaabta: Waxa ku haysta […]
Nin ayaan is guursan rabnaa oo naag la qabo jecel

Su’aasha: Nin ayaan is guursan rabnaa wuxuu ii sheegay inuu jecel yahay naag kale wuxuu igu yiri naagtaas nin ayaa qaba anigana waan jeclahay marka aan ka xanaaqay wuxuu igu yiri waan kaftamyay marka maxaad igula talin lahydeen ninkas ma la dhihi karaa waa nin daacad ah, marka hadal uu ii sheegayay dhab ayay ka […]
