Categories
Bulsho Society Sawirada

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro

Doogga dalka iyo dandarada dadka sawiro Dalka soomaali wuxuu ka mid yahay dalalka Ilaahay khayraad badan siiyay. laakin waxaa dabiici ah inaan adduunka laysla helaynin wax walbo. Ilaahay wuxuu ka qaaday dalka amaanka iyo nabadda wuxuu ka dhigay umadda ku nool soomaali kuwa is neceb oo isku haysta wax walba. Ilaahay dad ma dulmiyo laakin […]

Categories
Fatwada

Hilibka dhurwaaga mala cuni karaa

Su’aasha: Waxan idin weydiinayaa mala cuni karaa waraabe ama dhurwaa  waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray oo dhurwaaga baneenaya xadiiskaas ma saxiix baa walalayaal Jawaabta: Culimada muslimiinta hore way isku khilaafeen cunidda hilibka dhurwaaga ama waarabaha, culimada mad’habka xanafiga waxay u arkeen inuu yahay waraabaha xaaraan waxayna daliilsadeen xadiis muslin wariyay oo ah:   (أَنَّ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Dhaqanka Islaamka oo kooban

Dhaqanka Islaamka oo kooban Islaamka waa diin xaq ah waa diinta anbiyada Alle soo diray oo dhan laguna khatimay nabi Muxamed SCW . Islaamka qiimaha uu leeyahay lama soo koobi karo nusuus badan ayaa kusoo aroortay waxaa ka mid ah: Alle wuxuu yiri: (وَمَنْ أَحْسَنُ دِينًا مِمَّنْ أَسْلَمَ وَجْهَهُ لِلَّهِ وَهُوَ مُحْسِنٌ وَاتَّبَعَ مِلَّةَ إِبْرَاهِيمَ […]

Categories
Bulsho Society Siyaasa - politics

Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

Dad badan ayaa weerar culus ku qaaday Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Waxay sheegeen inuu duray soo celinta taalada Sayidka. Waxay leeyihiin dadka isaga ku dhegan wuxuu isku sawiray taalo shisheeye wuxuu diidayaa markaas taalada Sayidka. taas uma noqon karto caddeyn inuu taaladaas uu isku sawiray inuu iyada taageersan yahay. sheekada qof meesha uu rabo […]

Categories
News

Musqulaha dalka Japan

Musqulaha dalka Japan Dalka Japan wuxuu ka mid yahay dalalka ugu amaanka badan sidoo kale  wax soosaarka. waxyaalaha layaabka leh waxaa ka mid ah  fadhiga musqusha loo sameeyay meel gacanta lagu dhaqan karo sidii loo ilaalin lahaa biyaha. Biyaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu qiimaha badan nolosha iyadoo sidaas ay tahayna waxaad arkaysaa dadka […]

Categories
News

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay

Gabar u dhalatay India oo eey lagu mehriyay India waxay ka mid tahay dalalka ugu yaabka badan dunida. waxaana la dhihi karaa waa dalka ugu khuraafaadka badan sidoo kale sixirka iyo tafaafulka. Waxaa laga helaa dad caabudayo waxyaalo  kala duwan oo aan ku soo dhicin caqliga aadanaha. Gabar u dhalatay dalkaas oo loo guuriyay eey  […]

Categories
Bulsho Society

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya Quruxda dadka way ku kala duwan yihiin sidey u arkaan, ummad kaste si bay qurux u aragtaa. laakin waxaa jira miisaan lagu garto quruxda guud ahaan. quruxda ragga iyo tan dumarkana isku mid ma aha mid kaste hab ayay leedahay. Quruxda ragga  waxay ka kooban tahay labo dhinac, dhinac waa midda […]