5 arrimood Moobeelka batariga ka halleeysa

Qofka marka uu mobile soo iibsado wuxuu dareemayaa batriga inuusan dhaqsi ku dhamaanin, laakin marka uu muddo haysto wuxuu arkaa batariga oo si dhaqsi ku dhamaanaya. Haddaba waxa keena batariga taleefanka inuu dhaqsi ku dhamaado waa arrimahan oo dad badan ay ku dhaqaaqaan: 1- iftiinka taleefanka oo aad loo dheereeyo. 2- inuusan qofka shaqysiinin qaab […]
Mobilka jeebka la gashado dhib miyuu keenaa

Mobilka jeebka la gashado dhib miyuu keenaa Su’aasha: Asc Bahda daruur mobile ka marka jeebka lagashado waxan maqlay inuu shucaac sodaayo raganimada wax udhimo hadii an gashado jeebka jaakada oo an jakada funaanad iyo garan ka hoos xirto wali dhib ma ikenaya mida kale talefonka yar ee an internet iyo waxas leheen lamid miya kuwa […]
Connect any computer or mobile to the TV screen without any wires

If you wish to connect any computer or mobile device to the TV screen without any wires; Here are some of the best devices that give you this feature: 1- Chromecast from Google 2- Fire TV stick from Amazon 3- Microsoft P3Q from Microsof 4- Apple TV from Apple
Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada

Sawirada ugu yaabka badan baraha bulshada Sawirada ku faafay baraha bulshada oo dad badan ka yaabiyay oo ku tusaya taleefanka gacanta mobile phone inuu ka mid noqday waxyaalaha ugu muhimsan nolosha dadka maanta ku nool dunida. Sawirka koowaad waa nin qowsaar ah oo ari la socda waxaa dhabarka ugu xiran solar oo uu ku kaarikaysanayo […]
Huawei oo soo saartay mobile heer sare ah oo Jaban

Huawei oo soo saartay mobile heer sare ah oo Jaban Waxaa la sheegay taleefankan (Huawei mobile ) inuu noqon doono qiimhiisa 140$ kaliya. Marka loo eego waxa uu wato waa jaban yahay. Wuxuu wataa shaashad (dhalo) la eg 6.39 inch waxay soo bandhigi kartaa HD+ Video wuxuu kaloo wataa Camera aad waadaxsan ayuu wataa oo […]
Khatarta uu leeyahay Mobile korontada la xiriira

Dad badan way fududeystaan marka ay ku hadlayaan taleefanka isagoo ku jira kaarikada, muuqalkan haddaad daawo waxaad arkaysaa halista uu leeyahay taleefanka marka uu korontada la xiriiro, wuxuu usoo gudbinayaa dabka jirkaaga, gaarsii dadka walaalahaaga si ay isaga ilaaliyaan dad badan oo mobile iwm oo aan iska ilaalinin marka uu korontada ku jiro. runtii noocyada […]
