Categories
Caafimaadka Health

Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka

Faa’idada laga helo Babaayga xagga caafimaadka Geedka babaayga waxaa la dhahaa afka carabiga  الباباز  ama الببايا ama الببو ama العمب ama العمبرود  ama فاكهة الملائكة Afka ingiriiska English waxaa la dhahaa:  Carica papaya. Geedka babaayga wuxuu wataa Vitamin A wuxuu u roon yahay jirka iyo maqaarka iyo  timaha. qofka babaayga aad u cuna dhaqsi uma […]

Categories
Caafimaadka Health

Sababta keenta kaadida gogosha

Sababta keenta kaadida gogosha Sababaha keena in habeenka qofka isku kaadsho maxay noqn karaan. Sababo badan ayaa keena ruuxa habeenkii inuu isku kaadsho 1- Hormoonka oo lidka ku ah soo deynta kaadida in dhibaato ka jirto. 2- Kaadihayska oo aad u yar taasna waxay keentaa qofka asoo hurdayo inuu isku kaadsho. 3-Kaadi mareenka inuu ka […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Naasaha kaalinta ay ka qaadanayaan dareenka xaaska

Naasaha kaalinta ay ka qaadanayaan dareenka xaaska Naasaha waxay ka mid yihiin xubnaha dareenka xagga galmada doorka ku leh. Dumarka way ku kala duwan yihiin dareenka naaska uu leeyahay . taas waxay u noqonaysaa sida naagta uu yahay hormoonkeeda jira. sidoo kale iyo fikirka jinsi ee naagta leedahay ama aqoonta maskaxda kaga jirto. Hablaha qaar […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Abaalka weyn laga helo digriga ama xuska Alle

Abaalka weyn laga helo digriga ama xuska Alle Xuska Alle ama digriga wuxuu ka mid yahay cibaadooyinka ugu qiimaha badan, qofka marka uu Alle xuso wuxuu helaa ajir badan aan lasoo koobi karin waana camal aad u fudud aan u baahnayn dadaal xoog badan. Waxaad arkaysaa qofka maanta oo dhan inuu hadlo asoon hadalkaas ka […]

Categories
Sawirada

Sawirada qaar ka mid ah ardayda qalinjabisay

Sawirada qaar ka mid ah ardayda qalinjabisay Ardaydan waxay ka qalainjabiyeen jaamacad ku taalla magaalada Muqdisho. sida la og yahay aad bay usoo badanayaan dadka waxbarashada dhameeyay gaar ahaan heerka jaamacadda. gabdho iyo wiilalba way ku jiraan dadka maanta waxa baranaya. sawiradan waa qeyb ka mid ah sawirada dadka qalinjabiyay oo shahaadada la guddoonsiiyay. ardayda […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Waa maxay fircooni iyo suni

Waa maxay fircooni iyo suni Waa maxay fircooni waa su’aal dad badan ay raadiyaan marka ay soo galaan internetka. Su’aashaas jawaabteeda way fududahay marka la qeexayo fircooni waxaa laga wadaa gudniin uu jideeyay Fircoon hadafka laga lahaana gudniinkaas wuxuu ahaa dumarka in lagaga baabi’iyo dareenka galmada ama kacsiga. maxaayeelay guudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo […]

Categories
Caafimaadka Health

Xonqorta warts sida dabiiciga laysaga daaweyn karo

Xonqorta warts sida dabiiciga laysaga daaweyn karo Xonqorta afka ingiriiska waxaa la dhahaa warts ama skin tags sida dabiiciga laysaga daaweyn karo xonqorta sida looga bi’iyo jirka qaabab badan ayaa looga goyn karaa jirka 1- waa in laga reebaa dhiigga soo gaaraya taas waxaa lagaga reebi karaa in dun lagu xiro oo lagu dhuujiyo ilaa […]