Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

Dad badan ayaa weerar culus ku qaaday Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Waxay sheegeen inuu duray soo celinta taalada Sayidka. Waxay leeyihiin dadka isaga ku dhegan wuxuu isku sawiray taalo shisheeye wuxuu diidayaa markaas taalada Sayidka. taas uma noqon karto caddeyn inuu taaladaas uu isku sawiray inuu iyada taageersan yahay. sheekada qof meesha uu rabo […]
Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada Dood badan ayaa ka dhalatay dowladda falka ay sameysay oo ah inay soo celiso taalooyinka waddaniga ah. Dadka soomaaliyeed way isku khilaafeen falkan ay ku kacday dowladda soomaaliyeed. Qaar waxay dhaheen dowlad ku fashilan amniga dalka maxay u taraysaa taallo inay taagto. Sidoo kale lacagta ku baxday waxaa habbooneed in […]
