Majirta cunta ama qudaar an uga baxayo biya baxa dag daga

Majirta cunta ama qudaar an uga baxayo biya baxa dag daga

Su’aasha: Asc walaal majirta cunto ama qudaar hadi an bil cuno biya baxa dagdaga an kaga bogsanayo mida kale hadii an ka bogsado cuntooyinkas hadan joojiyo miyu igu solaabana mise wa siduu iga tagay thanks Jawaabta: Ma jirto qudaar ama cunto daawo u ah biyabaxa degdega, inta badan waxaa keena cudurkaas badsashada siigada, raga siigaysta […]

Dhakhtar pharmacy ayaa ii sheegay biyabaxa degdega daawo inuusan lahayn

Dhakhtar pharmacy ayaa ii sheegay biyabaxa degdega daawo inuusan lahayn

Dhakhtar pharmacy ayaa ii sheegay biyabaxa degdega daawo inuusan lahayn Su’aasha: Dhakhtar pharmacy ayan utagay waxan usheegay xanuunka biya baxa dag dag ah inuu ihaysto wuxuu isheegay inuusan xanuunkas daawa leheen ma sax baa hadalkiisa. Jawaabta: Biyabaxa degdega daawo toos ah looma hayo laakin waxaa jira qaabab loo daaweyn karo, waxaana ugu fiican qofka inuu […]

Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega

Dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega

Saliidda dhegeyaraha sida loogu daaweeyo biyabaxa degdega Saliidda  Dhegeyaraha (Clove)  qalin furka Biyabaxa degdega rag badan ayuu dhib ku hayaa, waxay dareemayaan inaysan awood u lahayn inay qanciyaan xaaskooda. ninka marka uu yahay qof isla markii biyaha soo tuuro asoon siinin xaaskiisa raaxada ay u baahnayd wuxuu dareemayaa inuu yahay qof kasoo bixi waayay waajibka […]

Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada

blank

Dhegeyaraha Clove siduu ugu roon yahay raganimada Dhegeyaraha  Clove geedka loo yaqaano ama qalifur wax weyn ayuu caafimaadka u qabtaa.                   Annaga waxaan u adeegsanaa shaaha marka la rabo in laga dhimo mid macamar ah. laakin wuxuu u taraa jirka oo dhan waxyaalo badan aan lasoo koobi […]

Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits

Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay

Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits The benefits of cloves are many, and have multiple uses Faa’idooyinka dhegayaraha aad bay u badan yihiin siyaabo badanna waa loo adeegsadaa Dhakhaatiirta wax badan ayay ka ogaadeen geedka dhegeyaraha (qalinfurka) oo ah geed manta qof kasta uu si sahlan ku heli karo. Haddaba maxay yihiin faa’idooyinka uu u […]