Huawei oo soo saartay mobile heer sare ah oo Jaban

Waxaa la sheegay taleefankan (Huawei mobile ) inuu noqon doono qiimhiisa 140$ kaliya.

Huawei oo soo saartay mobile heer sare ah oo Jaban
Huawei oo soo saartay mobile heer sare ah oo Jaban

Marka loo eego waxa uu wato waa jaban yahay.
Wuxuu wataa shaashad (dhalo) la eg 6.39 inch waxay soo bandhigi kartaa HD+ Video wuxuu kaloo wataa Camera aad waadaxsan ayuu wataa oo gaaraysa 16 mega pixel.
Sidoo kale wuxuu aqoonsan karaa wejiyada.
wuxuu wataa processor lagu magacaabo  Кirin 710F Ramkana wuxuu gaaraa ilaa iyo 8 maskaxdana waxay u dhexaysaa 64 ilaa 128.
wuxuu wataa bettari ah 4000 ampere si degdegna ayuu kaarikada u qaataa wuxuuna wataa Andrоid 9.0 Pie.

Smart phone has a high potential from Huawei

Huawei launches a high-end mobile phone at a low price

It is said that this phone (Huawei mobile) will be priced at only $ 140.
Considering what it has, it is cheap.
It has a screen (glass) of 6.39 inches and can display HD + Video and it also has a very clear camera that reaches 16 mega pixels.
It can also recognize faces.
It has a processor called Kirin 710F and RAM reaches up to 8 and the memory ranges from 64 to 128.
It has a battery of 4000 amperes and charges quickly and it has Andrоid 9.0 Pie.

Leave a Reply