Astaamaha dumarka uurka degdega ku qaado iyo caafimaadka dhalmada naagta

Astaamaha dumarka uurka degdega ku qaado iyo caafimaadka dhalmada naagta

Dumar waxaa jiro dhaqsi uur ku qaado, qaar waxay uur ku qaadaan toddobada, qaar hal bil gudaheeda. Qaarna way soo daahaan, qaar waxay qaadaan sanad kaddib. qaar labo sano kaddib. qaar ilaa shan sano ayay gaaraan. Waliba waxay usii baahanayaan daawooyin in la siiyo oo ka caawinaya uurka. Kuwaas ilmahooda aad ayay isugu xigxigaan. Kuwo […]

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha Su’aasha: scw naagta uurka leh xaamilada ah foorarka dhib ma u keenaa ninkeeda markuu galmo la sameynayo Jawaabta: Galmada guud ahaan dhib uma keento naagta haddii ay tahay mooyee naag ilmaha kasoo halaabi jireen, qaabka ugu fiican waa qaabka jiifka dhinaca ah si caloosha aysan […]

Naagta waxa ay dareemayso markay uurka qaadayso

Naagta Waxa Ay Dareemayso Markay Uurka Qaadayso

Naagta waxa ay dareemayso markay uurka qaadayso Su’aasha: scw bahda daruur ad ayan idnkaga maha celinaya shaqada weyn aad no haysan, waxan rabaa inaad iga jawaabtan su’ashan oo ah gabadha ma dareemi kartaa habeenka uurka ay qaadayso ma jiran astaamo lagu garan karo naagta inay uur diyaar u tahay oo hadi galmo ay samayso toos […]

Hurdada ayaan uur ku qaaday maxaan sameeyaa

Hurdada ayaan uur ku qaaday

Su’aasha: Waxaan ahay naag la qabo uur ayan leyahay, waxa i wareerinaya waswaas oo ah inuu i uureeyay nin aan ninkayga ahayn, habeen ayaan booqday dad qaraabo aan nahay gurigooda ayaan seexday waswaas ayaa i yimid oo ah in habaryartayda ninkeeda anoo hurdaya i kufsaday waxaa qalbiga iiga taagan in uurkan isaga ii yeelay maxan […]

Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan

Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan

Eeg dabeecadaha dumarka markay uur qaadaan Haweenka marka ay uurka qaadaan jirkooda waxay ka gartaan waxyaalo aan caadi ahayn. marka la gaaro todobaad waxay dareemaysaa naagta isbaddal weyn xagga dabeecadda sidoo kale jirkeeda waxay ka dareemaysaa caajis iyo wahsi. marka wax yar uu sii jiro uurka hablaha qaarkooda waxaa ku dhaca waxa loo yaqaano walaca […]