Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn Su’aasha: Waxaan ahay gabar wax barata quruxna waan leeyahay rag badan oo jmaacadda ila dhigta ayaa guur iga raba qaarkoodi toos ayay iigu shegeen qaarna sarebeen ahaan, hadaba waxaan rabaa inaad ii sheegtaan ninka guurka daacad u ah astaamaha lagu garto, qofka guri dhaqi kara. […]
