Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa

Walaashayda iga yar ayaa nin soo doontay murugo ayaan dareemayaa Su’aasha: scw gabar waxaan ahay labatan iyo shano dhaaftay wali layma guursan walashayda iga yar ayaa lasoo doontay taas waxay ii keentay fikir iyo walwal taas igala taliya waxaan samynayo. Jawaabta: Waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso walwal iyo murugo. Guurka waa nasiib waana […]
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

Su’aasha: Asc wr wbr gabar wlshy ah baa su’aal ii weydii itiri daruur.om nin baa guursaday 2 bil buu lajogay walina waa bikro iyada waa 20 jir isagana waa 50 jir marka su’aasha waxa waye ninkii wuxu ku yiri aniga bikaradada majabin Kari ee waxan sameyneynaa hindiya ban ku geynayaa ilamo Aya lagugu beyrayaa iyadana […]
Guurka ilmaha yaryar maxaa keeno

Guurka ilmaha yaryar maxaa keeno Su’aasha: Wll waxaan layaabay dhalinyarada soomaaliyeed meel walba waxay la joogaan qooq iyo jinsi wax la dhaho Waxaad arkaysaa ilmo yar yar oo is guursanaayo baahi galmo ayay ayaga dhan qabaan arintaas maxaa kalifay Aniga hada waxaan jiraa 20 sano hadana naag uma baahni saaxib uma baahni oo naagaha is […]
Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay

Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay Su’aasha: Asc ramadaan kariim Waxaan aad ooga helay gabar yar oo aan adeer koraad u ahay yacni wiil ilmo adeera nahay ayaa dhalay xarig ma ii qabtaa oo ma guursan karaa gabadhaas. Mahadsanidiin. Jawaabta: Walaal waad guursan kartaa gabadha uu dhalay nin aad ilmo adeer tihiin, ka mid […]
Daawo wiil afar gabdhood hal mar loo aqalgeeyay

Wiil u dhashay dalka masar gaar ahaan gobilka Qina ayaa hal mar loo guuriyay 4 gabdhood. wiilka waxaa lagu magacaabaa Cumar Cabdoh wuxuuna jiraa 29 sano. qisadan oo noqotay qisada ugu yaabka badan nin hal mar afar naag guursanaya. wiilka oo meelo badan laga waraystay ayaa sheegay inuu u sameeyay arrinkaan marka hooyadiisa ay dalbatay […]
Guurka gabdhaha yaryar iyo odayga weyn

Sawiro ayaa ku faafay baraha bulshada shalay iyo maanta sawirada waxaa ka muuqda nin oday ah oo la sheegay inuu jiro 73 sano oo guursaday gabar jirto 13 sano. waxaa la sheegay arooskooda inuu ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. dadka soomaaliyeed ayaa labo u qeybsamay dad taageeraya iyo dad diiddan oo dhaleeceynaya. Guurka […]
