Riyada anigoo make up marsanaya

Riyada anigoo make up marsanaya

Riyada anigoo make up marsanaya Riyada: Salaam waxaan kuĀ  riyooday anigoo marsanaya make up wajiga ku qurxiyaan dumarku waxaan la yaabana goortaan bartay hore uma aqoon. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada. Waxaa laga yaabaa inaad noqoto qof dhaqan kale ku dhaqmayso oo aadan horay u aqoonin. ama inaad aaddo waddan kale oo leh […]

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan Riyada: Asc walal waxaan kuriyooday sh cabdirashid cali suufi oo guriga jooga oo kufadhiya kursi, anigana aan meel agtiisa ah joogo oo aan cadaysanayo, kadib baan soo kacay oo aan shekha u,imid markaas ayuu isalaamay oo aan hab isasiinay isagoo dhoola cadaynaya kadib waxaa uyimid aabay oo […]

Riyada magaca xamse laygu yeedhayo

Riyada magaca xamse laygu yeedhayo

Riyada magaca xamse laygu yeedhayo Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday ayadoo laygu yeedhayo magaca xamse niman baa igu yidhi xamsoow markaan eegay xagoodii ayay igu yidhaahdeen xagan soomar meel ay iyagu uleexdee deen Anna waan udhaqaaqay xagay sheegayeen iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin muhiim ah in laguu soo bandhigi doono Waxaa laga […]

Riyada qofka oo awooda ka tagayso

Riyada qofka oo awooda ka tagayso

Riyada qofka oo awooda ka tagayso Riyada: Sheikh waxaan ahay gabar waxaa ku riyoodey anigoo awoodi dhan leyga qaate qof aan ujeedin i hagaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof aan dantiisa garanaynin Waxaa laga yaabaa dad aad u malaynayso inay daacad kuu yihiin inay waqtiga kaa dhumin doonaan Waxaa lagaa rabaa inaad […]

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj Riyada: Waxaan ku riyooday anagoo jameeco ah khuruuj ah tabliiq yacni oo shurro ufadhina talo iisoo fasi   Sheekh waxaan ka ilaabay qoraal kauga hore ee jameecada ku saabsan wixii laga shuuraynayay wuxuu ahaa laba nin oo jameecada ka mida ayaa yidhi bari waan guursanaynaa yaan la guurin Ana […]

Waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale

Waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale

Waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale Riyada: Asc, waxaa ku riyooday anoo cunaayo caro iyo wax kale islaanteydana saas ii fiirinryso Maxay tuseysaa riydaan ? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faqri daran iyo dhibaato la xiriirta dhaqaale la’aan waxaana lag ayaabaa xaaskaaga inay ku dhibsato Riyada guud ahaan waa arrin tilmaamayso dhaqaalaha   […]