Fasirka maahmaahda garaadso inta aadan guursan

Fasirka maahmaahda garaadso inta aadan guursan Su’aasha: scw somaalida waxay ku maahmaahdaa garaadso inta aadan guursan waxan rabaa inaad ii sheegtaan waxa laga wado mahmaahdaas waxaa lagu dhaa ilmaha yar marka ay guursan rabaan siiba gabdhaha macnaha ma sax baa mise waa qalad fadlan isoo jawaba. Jawaabta: Mahaamaahda ah: ( garaadso inta aadan guursan ) […]
Nin eed badan guurkiisa maxaa lagala kulmaa

Su’aasha: Waxaa jira nin eed badan oo mar kaste dadka eeda oo caan ku ah qaraabana waannu nahay marka wuxuu iga rabaa guur anigana waan rabaa laakin waxaan ka baqayaa dabcigiisaoo adag waa qof maanta oo dhan dadka eeda waa caan wuuna xanaaq badan yahay maxaad igula talin lahaydeen malaga yaabaa ninkaas inuu is baddalo. […]
Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn Su’aasha: Waxaan ahay gabar wax barata quruxna waan leeyahay rag badan oo jmaacadda ila dhigta ayaa guur iga raba qaarkoodi toos ayay iigu shegeen qaarna sarebeen ahaan, hadaba waxaan rabaa inaad ii sheegtaan ninka guurka daacad u ah astaamaha lagu garto, qofka guri dhaqi kara. […]
Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka Gabadha waxa lagu doorto waxa ugu horreeya waa diin laakin marka diinta lagasoo reebo meelahan ayaa laga eegayaa:Gabar marka aad guursanayso waxaa lagaa rabaa inaad ka eegto dhowr waxyaabood kuwaas oo loo qeybinayo labo waxyaalo waa wax aan la taaban karin sida dabeecadda iyo akhlaaqda hadalka macaan sheekada qurxoon qosolka […]
