Fasirka riyada guri dumayo

Riyada:

maxaa lagu fasiraa qofka arko guriga oo dumayo fadlan waxan rabaa inaan ogaado riyada guriga soo dumayo macnaheeda.

Fasirka riyada guri dumayo
Fasirka riyada guri dumayo

Fasirka:

Qofka ku riyoodo guri soo dumaya, inta badan riyadaan ma fiicna, guriga ayay ku xiran tahay siduu yahay qaabka uu u dumayo, qofka iska leh iyo dadka degan.

guriga dumiddiisa waxaa lagu fasiraa geeri, haddii uu leeyahay qof aad garanayso gurigaas qofka iska leh ayaa dhimanaya, haddii uu yahay gur dadka leh aadan garanaynin, gurigaas ayaa waxaa ka dhacayo musiibo iyo dhibaato.

guud ahaan riyada guriga soo dumayo ma fiicna, Ilaahay ha inaga badbaadiyo.

 

For someone who dreams of a house collapsing, this dream is usually not good, it depends on the house, the way it collapses, the owner and the people living in it.
The collapse of a house is interpreted as death, if it is owned by someone you know, the owner of that house will die, if it is a house whose owners you do not know, disaster and trouble will befall that house.
In general, the dream of a house collapsing is not good, may God save us.

Leave a Reply