Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa

Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa

Su’aasha: Asc walaalo ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa shukran. Jawaabta: Shakiga waa cudur nafsi ah qofka shakiga badan waa qof cadaab nafsi ku jira, wax walba uu arko wuu ka shakinayaa, marka waxaa fiican in la fiiriyo shakiga qofka qaabka uu yahay iyo waxa uu ka shakinayo. Mushkilada waxay tahay qofka shakiga badan lagama […]

Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya

Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya

Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya Su’aasha: scw bahda daruur aad ayan idinkaga mahad naqaya webkan qimaha badan oo ad bulshada somaliyeed ugu adeegaysan markan su’aashayda u guda galo xaaskayga dabadeda waxan ka daremay inay waasac tahay anigana galmada dabada kuma samaynin xiliga an galmada foorarka samaynayno way furantaa duleelka caadi ayaa loo […]

Guur ayaa iisoo dhow gabadha ayaan shaki ka qabaa

Guur ayaa iisoo dhow gabadha ayaan shaki ka qabaa

Su’aasha: Wan idin salamay aad baan idinka mahadnaqaya webkina qimaha badan walaalo aniga waxan ahay nin mar dhow guursan rabo  gabadha aan guursan rabo shaki weyn baan ka qabaa marka maxaan sameeyaa talo ayan idinka raba. Jawaabta: Waad salaaman tahay waadna ku mahadsan tahay booqashada webka, kusoo dhowoow. Shaki ma fiicna shaydaanka iska naar, hadday […]

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya Su’aasha: Walaalayaal xaaskayga waxaan ku arkay inay rag kale la xiriirayso, taasna waxaan ku ogaaday markaan guriga ka maqanahay wax kale ayay ku mashquulsan tahay, whatsapp ayay aad u adeegsataa iyo facebook, maalin si kadis ayaan ku arkay talefankeeda, waxaan ku arkay hadalo aan fiicanayn oo niman usoo dirayaan […]