Gabadhayda aad ayay ii neceb tahay ila taliya

Su’aasha: scw gabadhayda aad ayay ii neceb tahay waxan u malaynayaa sabata markay yarayd ayan aad u garaci jiray si xun ayaan ula dhaqmi kray markay soo weynaatay cuqdad ayaa ii qaaday, hadda waxay noqotay qof hadal iga maqli cay iyo aflagaado ayay igula dhaqmaysaa. Jawaabta: Dhaqanka ay hadda la timid waxaa laga yaabaa inuu […]
Ilmaha beenta sheega sidee looga reebaa

Su’aasha: Waxan ku arkay cunugayga inuu been sheego, dhowr jeer ayaan ku arkay, waxyaalo badan ayuu iga qariyaa mana garanayo meesha uu beenta kasoo bartay walaalayaal sideen beenta uga reebi karaa ila taliya. Jawaabta: Ilmaha beenta waxaa u keena inta badan cabsida iyo kalsooni la’aanta, hadduu cunugga loo garaacayo wax walbo uu sameeyo wuxuu bilaabayaa […]
Caruurta guryaha lacagta ka xado maxaa u keeno

Su’aasha: Su’aal baan qabaa o ah cunugayga wuxuu bartay inuu wax guriga ka xado waxaan la yabanahay siduu ku bartay, waxaa iga sii nixiyay qof dariskeena ah oo igu ymid guriga wuxuu igu yiri waxaan kuu sheegi rabaa wax waana ka xishoonayaa waxaan ku iri sheeg wuxuu igu yiri anoo masjidka kasoo baxayo cunugaaga ayaa […]
