Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa

Su’aasha: Asc walaalo ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa shukran. Jawaabta: Shakiga waa cudur nafsi ah qofka shakiga badan waa qof cadaab nafsi ku jira, wax walba uu arko wuu ka shakinayaa, marka waxaa fiican in la fiiriyo shakiga qofka qaabka uu yahay iyo waxa uu ka shakinayo. Mushkilada waxay tahay qofka shakiga badan lagama […]
Guur ayaa iisoo dhow gabadha ayaan shaki ka qabaa

Su’aasha: Wan idin salamay aad baan idinka mahadnaqaya webkina qimaha badan walaalo aniga waxan ahay nin mar dhow guursan rabo gabadha aan guursan rabo shaki weyn baan ka qabaa marka maxaan sameeyaa talo ayan idinka raba. Jawaabta: Waad salaaman tahay waadna ku mahadsan tahay booqashada webka, kusoo dhowoow. Shaki ma fiicna shaydaanka iska naar, hadday […]
Ninkay wuu shaki badan yahay maxan sameya

Su’aasha: ninkayga waxan ku arkay arimo yaab badan, wuxuu aad u baaraa taleefankayga dadka ku jira, haddii laysoo waco ma jecla inaan meel isaga ka fog aan ku hadlo, mar kaste wuxuu igu dhahaa yaa la hadlaysay muxuu kuu sheegay muxuu ku dhahay xataa hadday yihiin qaraabadayda aad buu iiga shiyaa, marka ila taliya sideen […]
Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya Su’aasha: Walaalayaal xaaskayga waxaan ku arkay inay rag kale la xiriirayso, taasna waxaan ku ogaaday markaan guriga ka maqanahay wax kale ayay ku mashquulsan tahay, whatsapp ayay aad u adeegsataa iyo facebook, maalin si kadis ayaan ku arkay talefankeeda, waxaan ku arkay hadalo aan fiicanayn oo niman usoo dirayaan […]
