Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka

Malabka Macun waxa uu u taro raga iyo dumarka Su’aasha: Asc webka daruur.com waxan rabaa inan wax ka ogaado malabka maacun ee turkida sameyso iyo wax tarkiisa. Jawaabta: Malabka loo yaqaano ” Themra Macun honey ” oo Turkey laga keeno, malab kaliya ma aha waxaa ku jiro geedo badan oo xoojiya kacsiga wuxuu kor u […]
Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo

Ginseng miraha oo kale ah qaabka loo isticmaalo Su’aasha: Mahadsanid dr sida aad iigu sharaxday lki ginseng ma shiidno waa miro madmadow hadaaba dhuuq dhuuqaayo maalintii meeqa xabo aan dhuuqi karaa mida kle Box dhan inaa dhameeyo miyaa mise maalmo aan ku isticmaali karo ayaa ii sheegi kartaa Jawaabta: Hadduu yahay qaabka aad sheegtay kaligiisa […]
Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng

Waxaan rabaa inaad ii sheegto sida loo isticmaalo ginseng Su’aasha: Asc dr waxaan rabaa inaa ii sheegto sida loo isticmaalo daawada la dhaho ginseng aan ka dalbaday amazon hadana waan heestaa waa miro madmadow oo badan qaabkii u isticmaali karaaa thxnks dr Jawaabta: Waxaa ugu fiican inaad malab ku qasto oo subax kaste aad qaaddo […]
Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo Su’aasha: Asc dr Alle haku dhawro dr waxaan kuwaydiin lahaa geedka (QAMUUN SOMALIDA) waa geed lakariyo oo sida shaaha loo kariyo markaa geedkas waan cabaa maalintii haaf koob ayaan kacabaa kadib waxaan isku Arkaa (kacsi badan) sidoo kale (awood badan) sidoo kale biyaha taranka ama (manida) oo aad […]
Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo

Maxaan sameeyaa si aan kor ugu soo qaado awoodayda raganimo Su’aasha: maxaan sameeyaa Si Aan kor Ugu Soo Qaado Awoodayda Raganimo. Jawaabta: Qofka marka hore waa inuu iska ilaaliyaa xumaanta iyo wixii xumaan kugu ridi karo siiba filimada xun xun iyo sawirada qaaqaawan, waxaas oo dhan raganimada ayay burburiyaan, dadka sinada galo mustaqbalka awood ma […]
Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah

Markan xasakeyga u tago geedkaa iga dama maxaa daawo u ah Su’aasha: bahda daruur marka hore iga gudoma salan sare, aad badn ugu mahadsan tihin jawaabaha qiimaha badan webka ad ban u akhriyaa aad ayn uga faa’idaysta runti wax badan aya ku jira dad badan ay u bahn yihin. su’aashyda waxay tahay marka aan xaaska […]
Xageen ka helaa ginseng dabiici ah

Xageen ka helaa ginseng dabiici ah Su’aasha: Waxan jooga Nairobi xageen ka helaa ginseng oo xidida ah hadii an waayo isago xidid ah isago kabsool ah way nocya badanyihiin wayna magacya badanyihiin midkee ugu fiican. Jawaabta: GinsengĀ oo dabiici ah meelo badan ayaa laga helayaa, haddaad raadiso waa laga yaabaa inaad hesho, waliba waxaad ka […]
