Ilmaha beenta sheega sidee looga reebaa

Ilmaha beenta sheega sidee looga reebaa

Su’aasha: Waxan ku arkay cunugayga inuu been sheego, dhowr jeer ayaan ku arkay, waxyaalo badan ayuu iga qariyaa mana garanayo meesha uu beenta kasoo bartay walaalayaal sideen beenta uga reebi karaa ila taliya. Jawaabta: Ilmaha beenta waxaa u keena inta badan cabsida iyo kalsooni la’aanta, hadduu cunugga loo garaacayo wax walbo uu sameeyo wuxuu bilaabayaa […]

Caruurta guryaha lacagta ka xado maxaa u keeno

Caruurta guryaha lacagta ka xado maxaa u keeno

Su’aasha: Su’aal baan qabaa o ah cunugayga wuxuu bartay inuu wax guriga ka xado waxaan la yabanahay siduu ku bartay, waxaa iga sii nixiyay qof dariskeena ah oo igu ymid guriga wuxuu igu yiri waxaan kuu sheegi rabaa wax waana ka xishoonayaa waxaan ku iri sheeg wuxuu igu yiri anoo masjidka kasoo baxayo cunugaaga ayaa […]

Xaflad loo qabtay ilmaha Quraanka dhameeyay

xalad ilmo quraanka dhameeyay

Xaflad loo qabtay ilmaha Quraanka dhameeyay Xaflad ayaa loo dhigay arday soomaaliyeed oo Quraanka dhammaysay, xafladda waxaa lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka masar. xafladda waxaa qabtay markazka Imaam Shaafici oo ku yaalla magaalada Qaahira.               waxaa kasoo qaybgalay xafladda dad badan oo ay ka mid yihiin waalidiinta ilmahaas […]

Oohinta caruurta marka ay xadkeeda ka baxdo

Oohinta caruurta marka ay xadkeeda ka baxdo

Ilmaha caadi ahaan waxaan caan ku yihiin inay ooyaan siiba marka ay yar yihiin, oohintaas ay ku cabbiraan xanuunkooda ama xanaaqooda, ilmaha marka aad aragto inuu ooynayo waxaad ogaataa inuu wax dhibsanayo haddii uu xanuun jirin wax buu ka xanaaqsan yahay hasee yeeshee waxaa lagaa rabaa inaad fahanto waxa dhibayo, mararka qaarkooda waxaad u xiraysaa […]