Gabar jileec oo wiil jareer jeclaatay laakin ka diiday jacaylkaas

Waa sheeko cajiib ah oo tilmaamaysa jacaylka inuu u baahan yahay qofka inuu ciribta dambe arrimaha ka eego. Waxaa jirtay gabar ka dhalatay qabiil caan ka ah soomaaliya. Waa qabiil lagu tiriyo dadka ugu awoodda badan oo ugu hantida badan soomaaliya. Waad iska garan karaa !! Gabadhaas aabbaheeda wuxuu ahaa nin akhyaar ah oo laga […]
Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin

Gabdhaha nimanka dhaadheer waxay ku jecel yihiin Su’aasha: Asc walaal waxaan ku waydiinayaa gabdhaha nimanka dhaadheer maxay ku jecel yihiin sabab taas waan garan waayey Jawaabta: Gabdhaha sidaas ayay u badan yihiin laakin dhamaan ma jecla raga dhaadheer, sida la og yahay haweenka waxay jecel yihiin ninka ka dheer waayo ninka marka uu ka dheer […]
Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya

Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya Su’aasha: asc walaalayaal dhib ayaa i haysta waxan jeclaaday nin aad iiga weyn wuxuu iga weyn yahay ku dhawaad 15 sano oo kale si daran ayaan u jeclahay anigana hada ayaan ardayad ahay oo jaamacad dhigata, ninkaas waa macalinka jaamcada ii dhigo maskaxdayda kama baxo […]
Gabar adeer dhalay ayaan jeclahay iyadana ma oga

Su’aasha: scw arday baan ahay waxaa iyadana iskuul ila dhigata gabar adeerkeyga dhalay aniga aad ayaan u jeclahay iyada ma oga umana sheegin markaan la kulmo aad baan u cabsadaa xataa wax yar markaan u shegayo waan jareeyaa, talo i siiya waxaan rabaa inaan guursado iyada ay ii jeclaato saan iyada u jeclahay mahadsanidiin. Jawaabta: […]
Nafteyda ayaan liidaa qaraabadana waa nacay

Su’aasha: Niyow nafteyda waxay igu shekeyneysa inan ahay qof liito Oo daaciif dadkana Ay Ka aminsanyihiin mid doqoon ah oo liita sababto miyiga Ayan kudashay hooyana WA ay dimatay anigo yar marka magalada Ayan imaday abo dadka wuxuu ugushekeya inan ahy mid qoolo mabadar ah oo dhadhaan ah oo waxbo laguu haleysan Karin hadana mid […]
Dumarka aad ayaan u nacaa mar horana waan jeclaa

Su’aasha: Asc wll dhibka i haysto waxaa waaye dumarka aad baan u nic bahay in ay ila hadlaan waan nic bahay in ay xiriir ila sameeyaana waan nicbahay dareenkaygana waan jeclahay inaa dumarka xiriir la sameeyo lkn ayagana dhan waan nic bahay Guriga hadii uu wax kasoo oro waxaan umalaynayaa in ay dumarka kasoo uraan […]
Sidee xiiso loogu yeeli karaa xiriirka jacayl markuu bilowgu uu yahay lamaanaha?

Su’aash: Asc waaku salaamay sxb inkastoo aan jeclaan lahaa inaan si gaar kuula saaxiibo hadana waxaan rabaa inaad ila taliso isla mar dhexdaas waxaan kuu sheegay in gabadhii aan riyada ku arkaayey maalin ka dib aan jacayl isku bandhigno ka dibna aan isu sheegano wixii uurkeena ku jiray hadana sidee jacaylkayga cusub aan uga dhigan […]
