Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus

Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus Su’aasha: Ruknudiin baibars maxay ahayd sababtii u dilay seifuddin quts Jawaabta: Guud ahaan dilkiisda waa laysku khilaafay laakin sida loo badan yahay waxaa dilay Beebaris waxayna isku khilaafeen culimada sababta uu u dilay, qaar waxay leeyihiin wuxuu u dilay aargudsi qaarna waxay leeyihiin wuxuu isu arkayay inuu isaga xaq […]
Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi

Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi Sheekh Almacsaraawi wuxuu ka mid yahay culimada dalka Masar waana professor jaamacadda Alazhar wax dhiga. wuxuuna caan ku yahay qiraa’aatka quraanka kariimka, wuxuu ku leeyahay magaalada Qaahira xarumo loogu talaggalay in lagu xifdiyo quraanka kariimka oo shahaadooyin takhasus lagu bixiyo. sawirka halkan ka muuqa waa kulan dhex maray sheekh […]
Dhakhtar wanaaggiisa dadka ka yaabiyay

Dr Maxamed Mashaali wuxuu ka qalin jabiyey Kuliyadda Caafimadka Jaamacadda Qaahira ee dalka Masar Sannadkii 1967-kii isagoo Kaalinta koowaad u galay dufcadii ay wax isla baranaayeen wuxuuna keenay 99.3%. Dr.Mashaali wuxuu Furtay Isbitaal yar oo uu ku daaweeyo bukaanada Saboolka ama Faqriga si lacag la’aan ah, Mararka qaarna isagaa ka bixiya lacagaha ay ku iibsan […]
Daawo wiil afar gabdhood hal mar loo aqalgeeyay

Wiil u dhashay dalka masar gaar ahaan gobilka Qina ayaa hal mar loo guuriyay 4 gabdhood. wiilka waxaa lagu magacaabaa Cumar Cabdoh wuxuuna jiraa 29 sano. qisadan oo noqotay qisada ugu yaabka badan nin hal mar afar naag guursanaya. wiilka oo meelo badan laga waraystay ayaa sheegay inuu u sameeyay arrinkaan marka hooyadiisa ay dalbatay […]
Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah. wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool ee dalka UK. sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed Salaax uu barbaranayay sida loo cayaaro kubbadda. Waxaa la sheegay dhowr koox ayaa soo diidday dalka Masar […]
