Barida idaha jirooyinka ay daaweyso Su’aasha: Waxaan in badan maqlay barida idaha inay daawo tahay, siiba dadka sixirka hayo, sidoo kale calooshana way u roon tahay, hadalkaas maxaa jira ma hadal soomaali baa mise waa hadal salka ku yahay cilmiga caafimaadka. Jawaabta: Hilibka idaha wuxuu ka mid yahay cuntada ugu fiican dunida Alle markuu ka […]
