Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay

Waxaa laga yaabaa bulshada soomaaliyeed inaysan qiimaynin caleenta geedka canabka.

laakin dunida meel weyn ayay ka joogta dalal badan ayay tahay cuntada ugu macaan badan oo lagu martisooro dadka la jecel yahay.

Caleenta canabka waxaa lagu duubaa bariis iyo hilib shiidan markaas ayaa lagu kariyaa maraq waxay noqonaysaa cunto aad u macaan badan.

Caleenta canabka iyo caafimaadka
Caleenta canabka iyo caafimaadka

Caleenta canabka wax badan ayay tartaa waxaa ugu muhimsan:
Caabuqa ayay la dagaallantaa
Dhhefiishda shaqadiisa ayay u roon tahay
Dhigyarida ayay daawo u tahay
Isdifaaca jirka ayay wax u tartaa
Kansarka ayay la dagaallantaa
Kalabxyada jirka ayay daawo u tahay
Lafaha ayay dhistaa
Ilkaha ayay xoojisaa
Caafimaadka indhaha ayay u fiican tahay.

inta aan soo sheegnay waa wax yar marka loo eego waxtarka badan ay leedahay caleentan qiimaha badan.

 

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

Grape leaves and their health benefits

Somali society may not appreciate grape leaves.

But in many countries around the world, they are the most delicious food to host loved ones.

Grape leaves are wrapped in rice and minced meat, then cooked in soup, making a very delicious meal.
Grape leaves have many benefits, the most important of which are:
Fights infection
Improves the immune system
It is a cure for anemia
It helps the body’s defenses
It fights cancer
It is a cure for heart disease
It builds bones
It strengthens teeth
It is good for eye health.
What we have mentioned is a small amount compared to the many benefits of this valuable leaf.

Leave a Reply