Maxaa keena suuxdinta xiliga galmada
Su’aasha:
Waxaan isku arkay marka ninkayga aan la sameynayo galmo suuxdin kedis ah oo aan dheereyn jirka oo dhan kawaabyo ayaan ka dareemaa arintaasna mar kaste ayay i qabsataa xiliga galmada mararka qaar dhow jeer ayay dhacdaa jirkana waa i gariiraa maxaa la dhihi karaa ma jira baa ila taliya.

Jawaabta:
Dumarka qaar marka ay gaaraan biyabaxa way suuxaan taasna waxaa sabab u ah nerva loo yaqaano Vasovagal Syncope oo cadaadis fuula si kadis ah ayuu u yaraanaa qolqolka dhiiga waxaana sidoo kale yaraanaya dhaqaaqa wadnaha markaas ayuu qofka miyirka weynayaa, raga iyo dumarkaba way qabsataa laakin raga aad ayay ugu yar tahay arintaas,
sidoo kale arrintaas waxay imaan kartaa qofka asoo muddo kadaloobsan hal mar si kedis u istaago ama asoo dhabarka ku jiifa hal mar si xoog hadduu usoo istaago iyadana suuxdin ayay keentaa, sababtana waa neervaha loo yaqaano Vasovagal Syncope, marka waxaa laga yaabaa kacsiga inuu yahay mid xadka ka baxsan oo jirka kala rogaya xagga dhiigga iyo wadnaha, marka hadda laguma tilaamo inay arrintaas halis tahay. suuxdinta noocan ah waxaa keeni kara sidoo kale qofka markuu arko arrin naxdin leh si kedis ah. durka suuxa ama miyirka waaya waqtiga galmada marka loo eego kuwa kale aad bay u yar yihiin.
Suuxdinta dumarka xiliga galmada aad bay ugu dhacdaa naagaha qooqa badan oo dareenka xoogga badan leh, suuxdinta si kedis ayay u dhacaysaa.
Kacsiga suuxdinta keeno waa arrin dumarka dareenka badan qabsato

Some women faint when they reach orgasm, and this is due to a condition called Vasovagal Syncope,
which causes a sudden drop in blood pressure and a decrease in heart rate, causing the person to lose consciousness. It affects both men and women, but it is much less common in men.
It can also occur in people who stand up suddenly after a long time or stand up suddenly from a lying position, causing them to faint.
The cause is a condition called Vasovagal Syncope, where the arousal may be excessive and cause the body to lose blood and heart rate, but it is not currently considered dangerous. This type of fainting can also be caused by a person suddenly seeing something shocking.
The incidence of fainting or losing consciousness during sex is much lower than in other situations.
Female orgasm during sex is more common in women who are very sensitive and have strong emotions, and orgasm occurs spontaneously.
Arousal is a common cause of orgasm in women.
Sudden fainting during an intimate relationship
