Riyada kaxeynta geela waa maxay

Riyada kaxeynta geela waa maxay

Riyada kaxeynta geela waa maxay Riyada: Laba habeen oo isu dhaw ayaan ku riyooday anoo geel wada habeenka hore geelaan waday muu badnayn 3 ama 4 meelahaasuu ahaa qaarbaa dhalayay mid ama laba meel barwaaqo ah ayaan marayay hooya ila socotay hooyana manoola habeenkan danbe waxaan waday geel badan duuxbuu galay tog Ana wuu dhexqaaday […]

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay

Riyada geela qofka kusoo noqnoqota maxay tahay Su’aasha: Asc wll alle haydin barakeeyo sida fiican ee dadka riyadooda ugu soofa sirtan Ana waxaan ubaa hanahay inla iifasiro riyo Markasta igu soo noqnoqota habeen kasta waxaan kuri yoodaa geela oo mar lalisayo marna daaqaya meel doogleh marna cabaya biyo meel geel joogana majoogo geelna qalbiga kuma […]

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay

Riyada geel iga cararay oo la qali rabay Su’aasha: Asc walal xaley waxan kuriyooday riya ah in geel iga cararay hal rati oo laqali rabay ayuu ahaa adna wuu cayila marki dambe anigo fiijinayo ayaan somaray meel biyaha laga dhansado oo hooyadey joogto ayadana way daba oroday si xowli ah way gari waysay ana waan […]

Riyada 15 halaad oo dhalay

Riyada 15 halaad oo dhalay

Riyada 15 halaad oo dhalay Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak hooyadayda ayaa waxay ku riyootay geel dhalay shan iyo toban 15 halaad oo dhalay oo nirgahoodii aan xero wayn haloo oodo halkani maqadayso xagani maqaadayso halkan u ooda Anoo aad ugu faraxsanaa Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo hanti […]

Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barawaaqo ah oo wada dhiroo doog aad u badanle oo green ah waxaan taagnaa albaabka waa casar sidan filayo (cadceeda oo gaaban lkn wali aan dhicin ayaan arkayay)  waxaa meel ilaa 1km ii jirta soo socota hooyaday geel badanina wuu […]

Waxaan ku riyoodaa anigoo geel raacaya

Waxaan ku riyoodaa anigoo geel raacaya

Su’aasha: ASC habeen walbo waxaan ku riyooda anigoo geel raacaya hal habeen hadan arkin wa qasab habenka labaad inaan arko. Jawaabta: Riyada marka ay aad u soo noqnoqonayso waxay tusinaysaa inay dhab tahay ayna dhacayso, taas waxayna ka mid tahay astaamaha lagu garto riyada inay xaq tahay. Fasirka riyada raacidda geela waxay tilmaamaysaa inaad mas’uul […]

Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey

Riyada awr i eryanaya oo midi dhuunta ka galiyey

Su’aasha: Asc bcda sln wll waxaaan ku riyooday awr eryanaya. taas oo habeena badan aan riyo badan ku arkay ilaaa anoo yar ayaan arkay riyadaaas. hadaba afar habeen ka hor ayaaan hadaba riyo ku arkay awr iyo anigoo geed kaga daba wareegaya ayaaan midi dhuunta ka galiyey kadib ayaaan soo baraarugay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]